You are not authorised to view this resource. You need to login. |
|
Fikradaha Articles |
|
Reporters Without Borders will celebrate World Day Against Cyber Censorship on 12 March. This event is intended to rally everyone in support of a single Internet that is unrestricted and accessible to all |
|
Aniga oo ah Kaysar Cabdilaahi Maxamed oo ka tirsan Gudida Dhexe (EC) ee Ururka Somaliland Forum, ahna Xoghayaha Ururkaas Somaliland Forum waxaan iska casilay Xilkii Xoghayanimo ee Ururka Somaliland Forum |
|
On Wednesday, March 3rd 2010, the preliminary hearing of the above case finally made to the chambers of the United States Supreme Court. This is a landmark case as far as the atrocities of the leadership of the repressive Somali military regime is concerned |
|
Sida Aad la socotaanba Magaalada Arabsiyo waa Magaalo ku taala Galbeedka Magaalada Hargeisa qiyaastiina u jirtaa ilaa 32 km, kana Tirsan Gobolka Gabiley, Waa magaalo ka mid ah Magaalooyinka loo Dalxiiska Tago |
|
Meherka HASSAN ABADIR HASSAN IYO CASHA ALI FARAH oo meherkoodu kadhacay magalada JÖNKÖPIN 6 Mars 2010 Waxaanu eebe uga baryay naa inay noqdaan kuwii isku waara |
|
Sureer waa hooyo la nool murugo iyo ciil aduun, cid ka taakulayn kartaana ma jirto oo aan ka ahayn ilaahay, murugada iyo ciilka haysta waxaa cadayn u ah ilmada daqiiqad walba kasoo burqata indhaha sharafta iyo karaamada badan ee hooyadaas |
|
Hooyooyin/Walaalayaal waxaan iskugu hawlay maqaalkan waa jacayl aan idin jecelahay inaad wax noqotaan oo aad ummaddiina u horseedaan aqoon, akhlaaq iyo iimaan aad ku kala saartaan xumaha iyo wanaaga |
|
I’m really surprised that Kenyan’s Foreign Affairs Minister Moses Wetang’ula’s decision, which was written to the Kenyan’s Parliament’s Defense and Foreign Relations Committee who claim to launch an investigation |
|
Dhamaan dadkaasi iyaga oo ka Tiiraanyaysan waxay TACSI udirayaan Qoyska QOYSKA REER DAAHIR CILMI Geeridii ku timid MARXUUM SIYAAD DAAHIR CILMI oo ku geeriyootay Magaalada Hargeisa |
|
Lamaan yaabin in maqaaladaydii hore si xad dhaafa uga dhawaajiyeen dalada SONYO. Waayo horaa loo yidhi dhagar qabe dhulkaa u dhaqdhaqaaqa. cid kastoo gaf ay u kasayso gashaa sidaasay uga gubataa wixii loo sheego |
|
Maamulka iyo dhamaan Shaqaalaha Shirkada Isgaadhsiinta ee Africa-Online waxay iyaga oo ka tiiraanyaysan Tacsi u Dirayaan Marxuum Siyaad Daahir Cilmi oo ka Tirsanaa Shaqaalaha Shirkada oo Shil Koronto ugu geeriyooday Magaalada Hargaysa |
|
Waxa aan halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa walaalkay Abdisalan Ibrahim Hereri iyo walaashay Muna Yusuf oo wiilkoodii ku geeriyooday dalka Uk magaalada London |
|
The U.S. Supreme Court will decide whether former foreign government officials who committed human rights abuses while in office are entitled to immunity in U.S courts. A brief on behalf of more than twenty amici curiae argues |
|
Muftiga weyn ee wadanka Bosnia Prof Dr. Mustafa Cheric ayaa qudbad si weyn loo sugayey ka jeediyey oo ugu magac daray' Islamku waa Diin ay tahay in lagu noolado',Taasoo oo uu ka jeediyey Jamacada weyn The International Islamic University, Islamabad Pakistan |
|
Aniga oo ah Hussein Adan Igeh (Hussein Deyr) waxaan halkan ugu caddaynayaa ummadda reer Somaliland iyo akhristayaasha sharafta leh ee shabakadaha wararka, in maqaalka cinwaankiisu kor ku xusan yahay uu ahaa mid been abuur ah |
|
Waxaad la socotaan in gudoomiye ku xigeenka baarlamaanka kenya MR. FAARAX MACALIN laga dacweeyey barlamaanka dhexdiisa uu madaxda ka yahay yadoo lasoo adeegsaday wasiirka arimaha debada ee wadanka kenya |
|
Waxaan ayaamahan la socday bal dhaqdhaqaaqa dadka reer somaliland iyo dawladuba ka muujiyaan dhowr arimood oo kala ah Gaadhiyaasha La afduubay ee reer Majeerteeniya qafaasheen, arinta Farax Macalin ee dacwada aay kusoo oogeen dad reer majeerteeniya ahi |
|
Waxaa dacwada maalinta bari ah lagu soo oogi doono mid ka mida dadka sida badan u gaystay gabood falada ka dhanka ah adamaha, kaaso gobolo dhan oo ay ku noolayaan dadka badan hal milloin iyo badh ka dhigay wax la laayo iyo wax la barakiyo. Kaaso ah Maxamed Ali Samatar |
|
Rumee ama ha rumayn Gaajada Aduunka waxay gaadhay 845 maljuun maalinkasta waxaa Gaajo u dhinta lix kun oo Caruur ah, Aduunyada malaayiin Dad ah ayaa khatar ku sugan Dadkaas oo lagu sheegay in ay ku nool yihiin hal doolar in ka yar |
|
Cunista qaadka ayaa in badan uu madnuuc ka ahaa dalkan iswidhan ilaa mudo laga joogo 22 sano ayaa dawladan SWEDEN go aan kaqadatay inay mad nuucdo iibinta iyo cunista geedka qaadka isla markaana waxay dajisay xeer ciqabeedka qofka lagu qabto isagoo sita qaad |
|
Wakhtigan la jooga saxafada Somaliland waxa soo wajahday xaalad adag una baahan in la helo dabarka hayn kara iyo wax hagayaba waa arin mihima marka ay noqoto habka aynu u isticmaalayno xirfada shaqo ee saxafada. Sida aynu ula macaamilayno kuwa warka sameeya,manbaca warka |
|
Dahabshiil Bank International (DIB) is a new bank established in the Republic of Djibouti. The bank has been promoted by Dahabshiil Financial Services, which is a household brand in the Horn of Africa and the Diaspora as a leading Money Transfer Operator with more than 1000 branches |
|
Markaan akhristow ka imaado daah furka qoraalkayga una soo dego dulucdiisa waxaan maanta qallinka u qaatay inaan taabto boog in badanba aan dhaawaceeda arkaayey, qofku wuxuu tusaale ka dhigta isla markaana bida nolosha qofka kale markuu u arko quruxda ay leedahay |
|
Waxaan soo gaadhay iyadoo inta Somali u talisa ee Madex dhaqameedka ahiba aanay gaadhin labaataneeye. Maantana Somaliland oo qudha ayaan cid tirin kartaaba jirin.'Muse Ali Faruur Aqoon yahan Dhaqan yaqana oo ka Hadlayey Suldaan Baraarka inagu dhacay |
|
Marka guud ahaan la eego xafladihii munaasabada dhagax tuurka loogu qabtay Somaliland , ayaad moodaa in hadaladii lagaga sheekaynayey taabteen maamulka maanta jira , loogana baahan yahay in ku waayo aragnimo qaataan sida dadkii joogay xafladahaasi madaxa ugu ruxayeen |
|
Waxaanu cambaaraynaynaa hadalo ka soo yeedhay xubnaha jaaliyada s/land ee magaalada sydney oo ay weheliyaan xubno degen magaalada melbourne ee gobolka vctoria ee dalkan australia, kuwaasi oo abaabulaya in ay dadka reer somaliland u afduubaan kulamo loogu magacaabay in ay dadka somalida ah ee dalkan degeni |
|
Reporters Without Borders joins its partner organisation in Somalia, the National Union of Somali Journalists (NUSOJ), in expressing deep concern about the fate of Ali Yusuf Adan, a journalist who was arrested on 21 February in an area controlled by the Islamist militia Al-Shabaab |
|
Ugu horayn qormadani waxa ay daaha ka rogaysaa waxyaabo karaamo, sharaf iyo qiime wax-ku-ool ah bulshada ku-dhex-lahaa, hasayeeshee imika uu karaamo-dhac iyo jiritaan-guur aad iyo aad u xumi uu la soo dersay, kuwaas oo ah mansabyo dadka Soomaalida ahi si gaar ah u xushmayn jirtay |
|
Mudane Abdixakiin Adan Shine iyo Marwo Rahma Maxamed Hassan Oo Xalay oo ay bishi tahay 22/02/2010 Meherkoodu ka dhacay Hargiesa.Waxaay leeyihiin noqda kuwii isku waraa ubad khayr qabana kana hela Amiin Amiin Amiin
|
|
Ururka Qoraaga Somaliland waxa uu ku casuumayaa dhamaan dadka ku hadla af soomaaliga siminaar ku saabsan af soomaaliga, siminaarkaa waxa muxaadarooyin ku saabsan af soomaaliga ka jeedin doona aqoonyahano ku xeel dheer afka |
|
Dhacdooyinkii isdaba jooga ahaa ee weji -gabaxa ku noqday masuuliyiinta xisbiga siyaasiga ah ee UDUB,gaar ahaan Xoghayaha guud ee xisbigaasi Jaamac Yasiin waxa ay muujinayaan halka ay marayso karaha ay shacbiweynaha reer Somaliland u hayaan Madaxweynaha Tallada dalka haya ee wakhtigan Daahir Rayaale Kaahin |
|
meherkooduna uu ka dhacay Hotelka City-Plaza ee magaalada Burco ilaahay ha idinka dhigo labadii isku waara ee ubad khayr qabana kala hela aamiin
|
|
Dugsigu waa dugsiga 26ka Juun oo dhinaca woqooyi ka xiga dhakhtarka weyn ee magaalada Hargeysa.Waxaa dugsigaa loogu magacdarey maalintii xornimada la duudsiyey ummada Soomaliland ay ka qaadatey gumaysigii Ingiriiska.Dagaaladii 77kii ayaa waxaa dugsigaa loo badaley inuu noqdo meel |
|
Dhalin yaradu in ay iskugu xidhnaato uun maalintii dhagax tuurka iyo in ay iskugu xidhnaato maalinkasta oo Ilahay keeno sidii ay uga shiri lahayeen u joogtayn lahayeen la xisaabtanka kuwa ay doortaan, waxbarashadooda sidii ay u sii xoojin lahayeen? Sidii ay iskugu xidhnaan lahayeen,uga midoobi lahayeen danta gaarka ah uguna midoobi lahayeen ta caamka ah? |
|
Umaddi markay halgan baaxadan leeg ku jirto waxa safka hore ka galla inta ilaahay aqoonta iyo maalka siiyay oo hagga umadda inteeda kale, inagana intiiba badankooda dhex-dhexaad ayeey si khaldan u micnaysteene inna waatan aqoonyahan Soomaaliyeed lagu magcaabaye, hadaba waa yaabe YAA Somalilander ah? |
|
In caano geel ah baanu soo cabnay oo soo noqonay. “Waar ninka maryaha tuuray ee guntiga geliya ee yar xidhan ee kan gaadhiga wataa candhuufta ku tufayaa muxuu ahaa” ayuu yidhi. Is-indho-tiray oo idhi “kee?” “dee kan.” “Waa Mujaahid Cumar Asqo geesigii halgankii (AR). Xabbad baa madax kaga jirta |
|
The African Union (AU) will need more than a change of flag to solve the perennial problems that have hindered the progression of Africa economically and politically. Cosmetic touchups such as changing a name or a flag will not get to root of the reemerging problems that have and will derail the hopes of many Africans |
|
Maxamuud wuxuu aad u taabtey xaalada waxbarasho, caafimaad iyo nabadgalyo ee goboladii woqooyi xilligaa ku jireen .Dr.Maxamuud oo arintaa ka hadlayaana wuxuu yidhi : “Xaaladda dalku aad bey u xumeyd xilligaa. |
|
Iyadoo dalkii la xorreeyey, faqashana dhidibada loo siibay, ma la helay waxii lagu naalooniyey. Ma la helay cadaalad iyo sharci loo siman yahay, ma la helay hanti qaran iyo shaqo loo siman yahay, ma la helay xilka oo aqoon loo eego. Ma la gaadhay Booliis sharciga fuliya oon siyaasi hagin, ma la gaadhay Ciidan difaaca dastuurka iyo dalka, |
|
Reporters Without Borders has just learned from credible Eritrean sources that journalist and essayist Yirgalem Fisseha Mebrahtu has been held in solitary confinement for the past few weeks in May Srwa prisons, to the north of Asmara. It is not known why she is being given this treatment.
|
|
|