Dahabshiil
qaran
Sl-radio
Radiyow Horyaal
Radiyow Hargeisa
Bbc Somalilga
11:00 GMT
14:00 GMT
18:00 GMT
Radio-shabelle
Codka Somaliland
Radiohormuud
Radiogolis
Radiowaaberi
Radio-Waaheen
S-land-links
Aftahan.com
AwdalNews
Caynabo
Hadhwanaagnews
Hoyga-suugaanta
Hargaysanews
Hargeysa.org
Haatuf
Jamhuuriya
Qarannews.com
Radio-Somaliland
Redsea-Online
Somalilandforum
Somalilandnet
Somaliland.org
Somaliland-center
Somalilandfuture
SDWO
Sooyaal.com
Saaxil-net
Tvsomalilandeurope
Somaliland-Today
Togdheer News
Togdheersports
Sanaag-Web
Somaliland-talk
Golis-News
Somaliland-Edu
Somalilandnews.info
SomalSports
Gabiley News
Djiboutination
DjibTalk News
Ramaas News
Farshaxan
Somalilandnation
Lughaya
Harowo
Salal News
Visit Somaliland
Somaliradio
Radiyow-Garoowe
Radiyow-SBS
Radiyow-S-Sweden
Radiyow-Copenhag
Radiyow-Warsan
Radiyow-Banadir
Radiyow-Xoriyo
Radiyow&Tv-Jabuuti
Radiyow-Qaran
Radiyow-Dalmar
Radiyow-Sagal
Radiyow-Som(USA)
Rstvonline.com
Somalilinks
Aayaha.com
Amin-Arts
Allpuntland
Alldalka.com
Ayaamaha
Afrikadabari
Arlaadinet
Allsafaari-video
balcad.com
Biyokulule.com
Bulsho.dk
Banaadir.city
Buluugleey.com
Banadir.com
Baidoa.com
Buurhakaba.com
cadaado.net
Cayaaraha.com
Ceelbuurnet
Ceelbuur.com
Dayniile.com
Deeyoo.com
Dhahar.com
Djibnet.com
Gedonet
Geeskaafrika.com
Goobjoog.com
Himilo.com
Hiiraan
Hobyonet
Hornafrik
Jowhar.com
Janaale.com
Jiimonet.com
markacadeey
Midnimo
Mudugonline.com
Onkod.net
Puntlandpost.com
Qaranimo.com
Qorahay.com
Radiofreesomalia
Ruunkinet
Somalitalk.com
Somaliweyn
Somalipost.com
Somalilife.com
Somaliawatch.com
Somaliawatch.org
Somalitribune.com
Somaliuk.com
Somaali.com
Somalimarket
Somaaljecel.com
Somaliaonline.com
Stn-tv.com
Suxufi.com
Ufurow.com
Wardheernews
Widhwidh.com
Linki-Diinta
Altaqwaa.com
Aflax.net
Boqolsoon.com
Benadir-islam.com
Duruus.com/
Dugsi.com
Golaha-Imaamyada
Manhaj Online
Hilinkatoosan
Masjidka-Towfiiq
Masjidka-shaafici
Masjidka-Khalid
Quran-Tafsiir
Risalabookshop
Somaliquran.com
Somalitapes.com
Daarul Cilmi
Tafsiirka
Waano.net
Al Hidaaya
Xisbiyo/ngo
Academy 4 P & Dev
IPR-Institute
Qurbaawi-journal
Systo.org
S-Pictures/Ahmed
S-Chamberofco
Taste Of Africa
Ururka-Sirag
Xisbiga-Kulmiye
Xisbiga-Udub
Xisbiga-Ucid
Ganacsilinks
Ambassador-Hotel
Dahabshiil-Company
Daallo-Airline
Damal-Airline
Maansoor-Hotel
Star-Africanair
Lucky-Star Constar.
Burao-cityplaza
Syndicate
Archive
Home
Links
Latest
kaydka wararka
News-English
Sawirada SNM
Qudbadiii SHeeka
Fikradaha
cajalado
LA soo xidhiidh
SNM History
Somalilandlinks
Fikradaha
Somaliradiyow
Bogaga-Diinta
Somalilinks
Idaacadaha
web
Brightcode Weblinks
 

Fadeexadda Dhabta u Saaran Xafiiska Hanti Dhowrka Guud iyo Fadhataysiga Suuqa Madow ee Dakhliga Dawladda

Tuesday, 09 August 2005

Hargeysa (Haatuf) "Waxaan ku wereejiyey xisaabiyaha guud iyo hanti dhawraha buuga cashuuraha beriga ee Numberkiisu yahay 4051, jiwan No. 202505-202550", sidaa waxa qoraal cadayn ah ku sheegay nin sannadkii 2001-kii Maamule ka ahaan jirey kastamka Saylac, ninkaas oo magaciisu yahay Maxamed Cali Cumar, waxa uu qoraalkaa cadaynta ka bixiyey 28, April 201, xiligaas oo ay xafiisyada hanti dhawrka guud iyo xisaabiyaha guud hawl baadhis ah ku tageen Saylac. Taas oo ay hanti dhawrka oo Madaxa kooxdu ahaa Axmed Aadan iyo xisaabaadka gudu oo uu metelayay Xisaabiyihii hore ee Saylac halkaa kula soo wareegeen buug cashuureedka Lambarkiisu yahay 4051 iyo jiwanada lambaradoodu u dhexeeyo 20505-202550.

Hase yeeshee waxay isweydiintu tahay xagee bay ku dambeeyeen jiwanadii aan la isticmaalin ee halkaa laga soo qaaday, Taas oo ay su'aasha meesha taala tahay Hanti dhowrku buugtii iyo jiwanadii dib ma ugu celiyey xafiiskii ay ka soo qaadeen, mise meel kale ayey geeyeen.

Sida la ogyahay waxaynu had iyo goor maqal-naa hanti dhawr baa meel hebla galay, ama meel hebla hawl baadhis ah ka wada, waxaadna arkaysaa ama la maqlaa, iyadoo oo ay kooxaha hanti dhawrku xafiisyo qafiilo waaweyn ku jebinayaan, lana wareegayaan buugaagta iyo jiwanada xisaabaadka, waxayna had iyo goor kooxaha hanti dhawryaasha ah ee baadhista loo diraa xafiiskii hanti dhawrka ee laga diray dib ugu soo noqdaan, iyaga oo tuurta ku sita kishash buugaag iyo jiwaanno ka buuxaan.  Taas oo lagu mac-neeyo inuu xafiiska hanti dhawrku ku samaynayo baadhis iyo hubaal xisaabadeed.

Hase yeeshee sida caadadu tahay lama ogaado halka ay ku dambayso Natiijadu marka laga reebo qof shaqaale hoose ah oo la yaqaanno la xidho ama shaqadaba laga eryo. Taasna waxay dadka arirmaha u dhuun daloolaa ku macneeyeen ama ku tilmaameen natiijoyinka baadhista hanti dhawrka kuwa aan ka bad-naan in qof shaqaale ama hawl wadeen meel ka ah lagu takhaantukhiyo si mid kale loo geeyo iyo masaaliix kale.

Sida la ogyahay masuuliyadda hanti dhawrku waxa weeye inuu dabagal iyo hubaal ku sameeyo sida loo maamulo dakhliga dawladda hadii ay tahay ururintiisa iyo haddii ay tahay isticmaalkiisaba. Taas oo macneheedu yahay inuu xafiiska hanti dhawrku talaaboyin addag oo sharciya ka qaado meelaha ama hay'adaha dawladda ee uu ku helo falal musuq maasuq, laakiin waxa isweydiintu tahay sidee buu xaalku noqonayaa haddii uu xafiiska hanti dhawrka ee la doonayey inuu la dagaalamo musuq maasuqa iyo madmadawga uu isagu kaalin firfircon ka galo fal galada iyo dhaqamada musuq maasuqa ee lagu kaco dakhliga dawladda.

Haddaba, jiwanadii ku yaalay buugga lambarkiisu yahay 4051 waxay tiradoodu ka bilabamaysay 202505-202550, waxayna hanti dhawrka iyo xafiiska xisaabiyaha guud Saylac ka soo qadeen, iyado ay kastamka Saylac ka isticmaaleen 4 xaashiyood oo keliya. Laakiin waxa la sheegay inaanu buugaasi dib loo arag oo uu tan iyo xilligaa baaqi ku ahaa xafiiska hanti dhawrka gudu, waxaana dhacday in jiwanadii buugaa si suuq madaw ah loo isticmaalay, taas oo lagu qabtay lacago aan ku dhicin kasnada dawladda.

Tusaale ahaan xaashida Lambarkeedu yahay 202545, waxay ka mid tahay buugga lambarkiisu yahay 4051, ee ay hanti dhawrku ka soo qaadeen Kastamka Saylac, sannadkii 2001, laakiin jiwankan waxa lacag lagu qabtay 21-kii July, 2005, waxaana lagu qabtay lacag xaddigeedu yahay $4993 dollar, lacagtaasna waxa laga qaaday Shirkad kaluumaysi oo magaceeda la yidhaahdo Horn Fishing, gaar ahaan laba markab oo ay shirkaddaasi leedahay oo ka kaluumaysta xeebaha Somaliland, balse waxay warar xog-ogaal ahi sheegen inaanu xafiiska cashuuraha berigu jiwankaa goyn.

Waxa kale oo ay warar xog-ogaal ahi sheegeen in jiwanno badan oo soo galay gacanta qar ka tisan saraakiisha hanti dhawrka aan la hayn meel ay ku dambeeyeen. Taa-na mar aanu hanti dhawraha guud la xidhidihnaysi aanu arrimahaan wax uga weydiino wuxuu sheegay inaanu wax war ah bixinayn.

Sida muuqata suurta gal ma aha in buug cashuureedkii la isticmaali jiray shan sannadood ka hor inuu maanta noqdo wax shaqaynaya. Taasina waxay muujinaysaa inay jiraan buugaag iyo jiwanno cashureed oo ku jira gacmaha suuqa madow. Inkasta  oo uu xafiiska hanti dhawrku arirmaha caynkaas ah ku xidh xidhay ama ku eedeeyo shaqaale iyo hawl wadeenno kala duwan oo wasaaradda maaliyadda ah, hadana waxay bidhaamaahni farta ku fiiqayaan inay jiraan fadeexado dhabta u saran xafiiska hanti dhawrka.

Waxa kale oo ka mida RV-yada ninka la yidhaa Bakiilo ka qaaday nin la yidhaahdo Maxamed Yaasiin sida ku cad caddaynta ku taarikhaysan 11/02/01, Rv-yada amaba General Receipts-ka nambaradoodu kala yihiin Gr-no: 202944-202950 iyo Gr-No: 19532-19532. Juwanadaas iyo buugaagta lacag qabshada oo iyaguna ka mida buugaagtii Kastamka Saylac ku shaqaynayay oo warar xog-ogaali sheegayaan in ilaa hadda ay maqan yihiin oo gacanta xafiiska hanti dhowrka ku jiraan.

Haddaba ninka magaciisa la yidhaa Biikaalo ee caddaynta ku qoran oo waqtigaas haa Karaani hanti dhaware o cadiga ayaa Madaxweyne Rayaale u magacaabay Guddoomiyaha Guddi Qaran oo la yidhaa Guddiga Xaqiiqjinta Daymaha Qaranka lagu leeyahay oo cid kastaba ka madax banaan oo wixii uu soo sexeexo uun loo ictiraafayay dayn qaran lana bixinayay, isagoo waqtigaa ka dibna ku soo noqday xafiiskiisii uu hore uga tirsanaa oo dadyow farabadan u arkaan Hanti Dhowraha Guud ee Qarsoon, isagoo kalsooni farabadan iyo isku xidhnaansho aada ka haysta Qasriga Madaxtooyada iyo Wasiirka iyo Agaasimaha Guud ee Wasaarada Maaliyadda.

Waxa intaa u sii dher Hanti Dhawraha Guud ee Qaranka oo dhawaan u magacaabay Agaasimaha Waaxda dawladda dhexe ee xafiiska Hanti dhawrka Qaranka. Laakiin si aynu marag fur ugu helno sheekoyinkan bal aynu milicsanno qoralaada Dukumantisyada ah ee Hoos ku Sawiran.

Fiiro Gaar ah

Wargeyska Haatuf waxa uu soo bandhigay Cadeemo ah saddex warqadood oo midi ay tahay Juwan Numberkiisu yahay  WKHX/A6.03/144/07/05 oo ay Taariikhdiisu tahay 11/07/05. Juwankaas oo lagu qabtay lacag dhan $4,800 oo laga qaaday Shirkada Horn Fishing Co, isla markaana uu ku saxeexan yahay Agaasimaha Guud ee Wasaarada Kaluunka iyo Horumarinta Xeebaha Axmed Hurre Jamac. Sidoo kale waxa uu Wargeysku soo bandhigay Warqad cadaynaysa in uu Maxamed Cali Cumar hanti dhowrka guud iyo xisaabiyaha ku wareejiyay buug numberkiisu yahay 4051 iyo  juwano numberkoogu yahay 202505-202550.

Powered By Joomla Tags


Newer news items:

Last Updated ( Sunday, 07 December 2008 )
 
< Prev   Next >
Fikradaha Articles
Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Oo Kulan Ku Qabanaya Magaalada Oslo.

Waxa dhamman si Sharaf iyo maamuusba leh loogu war gelinayaa Jaaliyadda Somaliland ee ku nool magaalada Oslo iyo Nawaaxigeeda in uu joogo magaala madaxda Oslo Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Mudane CABDIRAXMAAN CABDILLAAHI ( CIRRO )

 
Tacsi Geeri Naxdin Leh

Dhamaan dadkaasi waxay Tacsi u dirayaan Qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuum Mustafe Daahir Ibraahim oo shalay ku geeriyooday shil gaadhi oo ka dhacay dalka Jabuuti, waxaanay marxuumka ilaahay uga baryayaan inuu janadii ka waraabi

 
Googaalaysiga Siyaasada, Waa Maxay Siyaadi?

Inan yar baa Abihii u tagay markaasi waydiiyey 'Aabo waa maxay siyaasadu'?  Aabihiiba waxaa u yidhi,' Inankaygii wacnaayow i kaadi aan isku dayo in aan kugu sharaxo habkane: Waxaan ahay nin qutal yoomkiina idin soo raadiya oo u soo shaqeeya reerkeena, sida la ajligeed igu yeedhba in aan  ahayn Hantigoosad

 
Aan hanbalyayno Golaha Guurtida Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale

Maanta dhiilladu waa doorashooyinka baaqday. Waa kuwa waqtigoodii dhow yahay ee qaabka Golaha Guurtida loo soo dooranayaa ka kow tahay. Waa ta Golayaashii Degaanka ee muddo-dhaaftay ee u baahan in dib loo muddeeyo si xeradii iyo xeyndaabkii sharciyadda loogu soo noqdo

 
Xaflad Manchester Feb 20th 2010

Xaflad balaadhan oo ay soo agaasimeen laamaha Xisbiga Qaranka ee Kulmiye ee Greater Manchester iyo Liverpool, ayaa ka dhici doonta magaalada Manchester, maalinta bishu tahay Feb 20 2010 wakhtiga 1-6 pm

 
The Mourning Tree- the autobiography of Mohamed Barud Ali Saturday, 20 Feb. 2010 at 4pm

Kayd Somali Arts and Culture in collaboration with redsea-online.com is proudly inviting you to the presentation of new book: 'Weerane' (The Mourning Tree)

 
Maasada Xigmadii-Tasowday

Maansadan  waxaa layidhaahda  Xigmadii-Tasowday waxaa midhahiisa curiyey ama sameeyay abwaanka  Sannadka 2010 Abwaan cabdinaasir axmed muuse "cabdinaasir macalin" , Anigoo tusaale ka bixinaaya markii aan arkay suugaantii oo la boobay  
 

 
Anglo-Somali Society Meeting, Wednesday 24 February 2010

The nearest underground stations are Great Portland Street, Warren Street, and Euston. The venue is the upstairs CONFERENCE ROOM, approached through a door to the left of ‘reception’

 
YAA YIDHI DONALD PAYNE waa Cadowga Somaliland?

Waxa beryahan dambe noqday bartilmaameed xildhibaanka Aqalka Wakiilada (House of Representatives) ee Maraykanka ee la yidhaado Donald Payne. Donald Payne oo ka mid ah Xisbiga Dimuqraadka ilaa iyo 1988 laga soo doorto gobolka New Jersey

 
Black Mabba Boy by Nadifa Mohamed

Kayd Somali Arts and Culture is pleased to invite you to the presentation of new book; 'Black Mamba Boy' by Nadifa Mohamed. Join us to discuss this new novel with the author on Friday,12 Feb. 2010 at 6:30pm -9:00pm, Oxford House, Derbyshire Street, Bethnal Green, London E2 6HG

 
Xaajib Mansuur: Qiso ay Muhiim Tahay inaad wax ka Ogaatid

Xaajib Mansuur wuxuu ahaa madaxdii ugu magaca waynayd ee soo marta dawladdii Andulus magaciisa caadigii waxa weeye Mohamed bin abii Caamir noloshiisii hore wuxuu la noolaa laba nin oo dameer layaal ah{dameeraha dhaqa} isaga iyo labadaa ninba waxay ka shaqayn jireen arrimaha dameeraha

 
SNM anigaa ahaa, aqoonsigeediina waa kan, ninkay la dagaallamayseyna ima bari karo

Abdillaahi Ahmed Yuusuf Xeef oo loo yaqaanno timacadde degenna waddanka Denmark ayaa aqoonsigan isaga ah iska leh kuna deeqay si madmadow ga, dafiraadi waa halkeede, uu uga saaro waxay SNM-tu billowgii halganka iyo badhtankiisiiba aaminsanayd

 
U.S. Supreme Court to Hear Case against Former Somali Minister of Defense One Month from Today

The case pending before the Supreme Court, Samantar v. Yousuf, brings claims against Somali General Mohamed Ali Samantar for torture, rape, and mass executions committed against the civilian population of Somalia during the 1980s. Argument is scheduled for March 3, 2010

 
Hadii Xukumada Somaliland U Ogaalatay Idaacado Shisheye Inay Ka Hawl Galaan Gudaha Dalka, iyaba.....

Hadii Alshabab Tidhi Ama Xarakatul Mujahidin Shabab Noogu Yeedha Ama Na Daaya', Somaliland Miyey Odhan kari Wayday Noogu Yeedha Jamhuuriayda Somaliland oo naga daaya Iskku Magacowday iyo Maamuulka Somalilnad hadii Kale Wadanka Nooga Baxa. Yaa Laga Sugaya Go'aanka Uu Hiilinaya Magaca Somaliland

 
Xuska Sannad Guurada 37aad ee ka soo wareegtay Geerida Marxuum Cabdillahi Suldaan Timacadde

Maamulka Shabakadda Wararka ee Timacadde News Network TNN, www.Timacadenews.com  , Wuxuu kugu martiqaadayaa ka soo qayb galka Munaasibad lagu xusayo Sanadguuradii 37aad ee ka soo wareegtay geeridii  Halyeygii Timacadde

 
Xisbiga UCID oo u kala qaybsamay kooxo Siyaasad ahaan aad kula fog.

Mudo dheer marka aad maqasho  magaca  Xisbiga UCID,waxaa markiiba maskaxdaada ku soo dhici jiray,shaqsiyaad  gaar ah amase qaar ka mid aasaasayaashii Xisbiga  UCID,sidoo kale waxaa kugu soo dhici jiray erayo siyaasadeed oo iska soo horjeeda,qurba joognimo iwm

 
A Letter I Handed Over The UK and Common Wealth Foreign Secretary David Miliband

I recently had a chance to meet with the foriegn and common wealth secretary of united Kingdom David Miliband while he was attending an international conference organized by the help  disaster of Haiti in Coventry City

 
Musharaxa madaxweyne ku xigeenka xisbiga UCID, Oo la Kulmi doona Jaaliyada Somaliland ee Holand

Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan taageerayaasha xisbiga Ucid iyo dhammaan shacabka reer Soomaaliland ee ku dhaqan dalka Holland in ay inagu soo fool leeyihiin Wefti balaadhan oo uu hogaaminayo musharaxa madaxweyne ku xigeenka xisbiga UCID

 
MUHA DAAHIR BILAD QARAN AYEEY U QALANTAA. Qalinkii Ismail M Gadiid

Marwo Muha Dahir waxey u qalantaa bilad Qaran, oo ay ku mutesatey dedaalka, geesinimada iyo xirfada/xikmada ay ku jebisey deyrar fara badan oo inta badan ku adkaatey dhigeed iyo dheeraadba, waxaan qormadan kooban u hibeynayaa uguna  hanbalyeeynayaa

 
A California Reckoning in a Case of Abuses Abroad

The three refugees from Somalia came to the Bay Area several years ago to escape the violence of their homeland, to put the terror behind them. But they were shocked to learn in 2002 that a former Somali official they believed responsible

 
INTA RUUX WAX GAADHSIIN KARAA WEY GUN DHOWDAHEY

Afku wuu I hud-hudayaa hadal buu ileeyahey, gacantuna u holatey iney qalinka hiigsato, ka dib markaan ka halacsadey geeska.net ganey iyo hadraawi  (ALLAH ayaa ina lehe HADRAAWOOW maxaanu ku boobney) kolkaad suugaan irmaan ku booba nagu anqariseen 26 sanno ayaa laga joogaa

 
Leg Ninkii Siiyey Dishaa Liidda Doqoneede

Midna waxaa odhan lahaa Shacabk weynaha Somaliland marka Regime ina Riyaale leeyihiin Muj Silanyo ayaa Federal doon ah, taa macneheedu waxa weeyeen ineynu nahay dad maskaxdooda wax kasta lagu shuban karo ama laga dhaadhicin karo

 
Voice of America (V.O.A )Waa Cadawga Kowaad Ee Somaliland

Muhiimadda  warbaahintu ay leedahay waxaa lagu masaalaa inay tahay  awooda afraad ee uu qaran ku dhisan yahay sida ; fullinta , Xeer-dajinta iyo Garsoorka ,  warbaahinta  waa hubka labaad ee uu qaran adeegsaddo

 
Taariikh Nololeedkii Marxuum Wariye Xariir Faarax Ducaale

Waxa Tacsi u Diraya Ehelka iyo Qaraabada iyo Dhamaan umada reer Somaliland ee uu ka baxay Marxuum Xariir Faarax Ducaale Shabakada Halganews iyo dhamaan Madaxda Hay’adaha Warbaahinta iyo Suxufiyiinta reer Somaliland

 
Tahniyad Meher: Khadar Baaruud Cumar & Nimco Daahir Cige

Shabakadda Halganews iyo Maamulka iyo Shaqaalaha Shirkada AFRICA ON-LINE iyo dad kale oo aad u tira badani waxay tahniyad kal iyo laab ah u dirayaa Khadar Baaruud Cumar iyo Nimco Daahir Cige oo meherkoodu ka dhacay magaalda Hargeisa. 

 
Ayaa ka danbeeyay shirqoolkii qabashada mujaahid qarxiye iyo welwel ku dhashay dadka u dhashay awdal

Waxaa sida wararka laga sheegay shalay galabtii lagu gaaday mujaahid qarxiye isagoo fadhiya meel ka mid ah dabakaayooyinka lagu shaaho halkaas oo lagu qabtay kadibna loo taxaabay jeelka madheerada isagoo la mariyay wadada qarfaha ah ee garab marta alaybaday

 
Libaaxu Muuska Ma Cunaa?

Libaax ku jiray xerada xayawaanka Hindiya ayaa ku gaajooday oo la siin waayay hilib ku filan. Wuxu Alle baryay in uu mar uun ka baxo dhulkiisan uu ku gaajaysan yahay oo uu tago waddan uu ku dhergo

 
Hambalyo Meher: Khadar Baaruud Cumar iyo Nimco Daahir Cige

Dhammaan ardeydii reer Faarax Oomaar, dhammaan ardeyda ka baxday jaamacadda Hargeysa, dhammaan aqoonyahannada, waxgaradka iyo dhammaan dhallinyaradana xaga hoose ku qorani ee kala ah

 
What is going on the House of Elders is it Disagreement or Disgrace?

The Somaliland constitution was set out the main principle of consultation and compromise when it comes to the difficult issue and respect of the independence of the three branch of the State. Each of them guards the sovereignty of the state and continuity of the task of the nation with according the rules and regulation laid down to them

 
Hambalyo Meher Khadar Barud iyo Nimo Dahir Cige

Dhamaan dadkani waxay hambalyo u dirayaan Khadar Baaruud Cumar & Nimco Daahir Cige oo meherkoodu ka dhacay magaalda Hargeisa

 
Maxaan Awdal iyo Salal u dooran Karin Rayaale?

Shaqsi waloo xil u haya dadweynaha waxaa xaq loogu leeyahay in lala xisaabtamo. Xaqiiqadaasi maaha mid looga bartay Awdal iyo Salal, waana arinta salka u ah jahawareerka siyaasadeed ee ku habsaday Gadabuursi taniyo 1991

 
Baaq Ku Socota Dhalinta iyo Dadka Reer Somaliland

Hadii aanu nahay dhalinta reer somaliland ee waxa ka barata Minnesota waxaanu aad iyo aad uga xunahay dadkii axmaqa ahaa ee isku dayday in hed aanu rabi goyn ay gooyaan oo aay isku dayaan in aay dilaan sheekh ama caalin Adan Xaaji mahamuud oo runtii ah sheekh karaamo iyo cisi iyo sharaf eebaha weyni ugu deeqay

 
Muxuu pension u qaadan waayay?

Waxa uu ahaa raad-barad. Waxayna ku beegnayd dabayaaqadii Siddeetamaadkii, markii Mooge iyo qoyskiisu soo galeen Yurub iyagoo ka soo qaxay dagaaladii qadhaadhaa ee wakhtigaa socday. Qoyska Mooge waxa uu ka mid ahaa qoysaskii ugu horeeyay ee Soomaaliyeed ee soo gala wadankan iyagoo magangalyo doona

 
Ogaysiis: Baroordiiqda Ambassador Maxamuud Saalax Nuur Fagadhe

Urur jaaliyadeedka West London Somaliland Community,wuxu dadwaynaha reer Somaliland ee dagan magaalada London ogaysiinaya in ururku qaban-qaabinayo munaasibad loogu baroordiiqayo oo lagu xusayo, eebe naxariistiisii jano haka waraabiye, taariikhdii marxuum Ambassador Maxamuud Saalax Nuur (Fagadhe)

 
Halkuu Biyo Dhigan Doona Muranka Dhexyaala Guurtidu?

Sida Ayna Madexweyne Ku Xigeenka Somaliland Ugu Banaanayn In Uu Kala Diro Golaha Wasiirada Madexweynahoo Maqan, Ayey Xaaran Uga Tahay Ku Simaha Golaha Guurtidu In uu Wax Ka Badal ku Sameeyo Golaha Joogtada Ee Guurtida

 
Marxuum Maxamuud Saalax Nuur (Fagadhe) Wuxuu Ahaa Siyaasi ka Koray Dharabta Beesha

Marxuum Fagadhe, wuxuu ka mid ahaa faro-ku-tiriska ku dadaalay horrumarinta bulsho waynta Somaliland amma Soomaaliyeedba iyo horumarinta xorriyaadka muwaadiniinta, taas oo ka soo jeeda muddada dheer ee uu ku jiray halganka

 
Gudiga Doorashada: Waa Waajib Qaran in La is barbar Taago lagana ilaaliyo Turrunturrooyinka

Tan iyo maalintii uu Baarlamaanka Somaliland codka aqlabiyada ah ku ansixiyay Xubnaha Gudiga Doorshayooyinka Qaranka ee Somaliland taariikhdu markay ahayd  24kii bishii Oktoobar ee sanadkii  2009 ayaa waxaa si cad u muuqata in ay Gudigaasi ay talaabooyin aad u heer sarreeya oo lagu diirsaday ay ku dhaqaaqeen mudada gaaban ee ay xilka hayeen

 
Yaa ka Masuul ah Dhibaatooyinka Haysta Darbi Jiifka Somaliland?

Sidaynu wada ognahay dhibaatada haysata darbi jiifka s/land marka aad eegto gaar ahaan magaalada hargaysa ama aad indho indhayso waxad ku arkaysaa dhalinyaro da,doodu udhaxayso 6-sano ilaa 20-sano oo wadaayinka iyo darbiyada Hargaysa Xabag la taagan, taasi oo maalinba maalnta ka dambaysa isa soo taraysa

 
Ogaysiis

dadwaynaha somaliland ee ku nool wadanka Finland, in maalinta ay bishu tahay 9.1.2010 ee sabtida ah, uu ka dhicidoono shir balaadhan caasimada Finland ee Helsinki gaarahaan xaafadda kontula

 
Hambalyo Meher

Dhaman dadkaas oo dalka dibadiisa iyo gudihiisaba kala jooga waxay hambalyo iyo boogaadin meher u dirayaan, Amaal Mohamed Hassan iyo  Ahmed Yusuf Guuleed oo meherkoodu ka dhacay dhawaan magalada Hargeisa

 
  @copyright (C) 2003 - 2009 Halganews