Dahabshiil
qaran
Sl-radio
Radiyow Horyaal
Radiyow Hargeisa
Bbc Somalilga
11:00 GMT
14:00 GMT
18:00 GMT
Radio-shabelle
Codka Somaliland
Radiohormuud
Radiogolis
Radiowaaberi
Radio-Waaheen
S-land-links
Aftahan.com
AwdalNews
Caynabo
Hadhwanaag
Hoyga-suugaanta
Hargaysanews
Hargeysa.org
Haatuf
Jamhuuriya
Qarannews.com
Radio-Somaliland
Redsea-Online
Somalilandforum
Somalilandnet
Somaliland.org
Somaliland-center
Somalilandfuture
SDWO
Sooyaal.com
Saaxil-net
S.landeuropeTV
Somaliland-Today
Togdheer News
Togdheersports
Somalilandtimes
Somaliland-talk
Golis-News
Somaliland-Edu
Alhidaaya
SomalSports
Gabiley News
Djiboutination
DjibTalk News
Ramaas News
Farshaxan
Somalilandnation
Lughaya
Harowo
Salal News
Visit Somaliland
WaryaTv
Somaliradio
Radiyow-Garoowe
Radiyow-SBS
Radiyow-S-Sweden
Radiyow-Copenhag
Radiyow-Warsan
Radiyow-Banadir
Radiyow-Xoriyo
Radiyow&Tv-Jabuuti
Radiyow-Qaran
Radiyow-Dalmar
Radiyow-Sagal
Radiyow-Som(USA)
Rstvonline.com
Somalilinks
Aayaha.com
Amin-Arts
Allpuntland
Alldalka.com
Ayaamaha
Afrikadabari
Arlaadinet
Allsafaari-video
balcad.com
Biyokulule.com
Bulsho.dk
Banaadir.city
Buluugleey.com
Banadir.com
Baidoa.com
Buurhakaba.com
cadaado.net
Cayaaraha.com
Ceelbuurnet
Ceelbuur.com
Dayniile.com
Deeyoo.com
Dhahar.com
Djibnet.com
Gedonet
Geeskaafrika.com
Goobjoog.com
Himilo.com
Hiiraan
Hobyonet
Hornafrik
Jowhar.com
Janaale.com
Jiimonet.com
markacadeey
Midnimo
Mudugonline.com
Onkod.net
Puntlandpost.com
Qaranimo.com
Qorahay.com
Radiofreesomalia
Ruunkinet
Somalitalk.com
Somaliweyn
Somalipost.com
Somalilife.com
Somaliawatch.com
Somaliawatch.org
Somalitribune.com
Somaliuk.com
Somaali.com
Somalimarket
Somaaljecel.com
Somaliaonline.com
Stn-tv.com
Suxufi.com
Ufurow.com
Wardheernews
Widhwidh.com
Linki-Diinta
Altaqwaa.com
Aflax.net
Boqolsoon.com
Benadir-islam.com
Duruus.com/
Dugsi.com
Golaha-Imaamyada
Manhaj Online
Hilinkatoosan
Masjidka-Towfiiq
Masjidka-shaafici
Masjidka-Khalid
Quran-Tafsiir
Risalabookshop
Somaliquran.com
Somalitapes.com
Daarul Cilmi
Tafsiirka
Waano.net
Al Hidaaya
Xisbiyo/ngo
Academy 4 P & Dev
IPR-Institute
Qurbaawi-journal
Systo.org
S-Pictures/Ahmed
S-Chamberofco
Taste Of Africa
Ururka-Sirag
Xisbiga-Kulmiye
Xisbiga-Udub
Xisbiga-Ucid
Ganacsilinks
Ambassador-Hotel
Dahabshiil-Company
Daallo-Airline
Damal-Airline
Maansoor-Hotel
Star-Africanair
Lucky-Star Constar.
Burao-cityplaza
Syndicate
Archive
Home
Links
Latest
kaydka wararka
News-English
Sawirada SNM
Qudbadiii SHeeka
Fikradaha
cajalado
LA soo xidhiidh
SNM History
Somalilandlinks
Fikradaha
Somaliradiyow
Bogaga-Diinta
Somalilinks
Idaacadaha
web
Brightcode Weblinks
 

MAQAAL FURAN: QURBA JOOGA SUBEER AWAL

Wednesday, 11 February 2009

 

MAQAAL FURAN: QURBA JOOGA SUBEER AWAL: WAXAY TAAGEERAYAAN KULMIYE OO WAA ISBEDEL DOON

 

 

11.02.2009 Halganews. - Hadaanu nahay qurba jooga Subeer Awal ee magacyadoodu hoos ku qoran yihiin iyo kuwo badan oo kale oo aan halkan lagu soo koobi karaynin oo kala degan Bariga Dhexe, Europe, Asia iyo Waqooyiga America waxaanu maqaalkan la wadaagaynaa dhamaan  jaaliyadaha Somaliland meel kasta oo ay degan yihiinba; anagoo jecel inaanu tilmaano in  Somaliland maanta ay marayso marxalad adag, oo u baahan in la sameeyo wax ka duwan siyaasadii iyo wixii lagu dhaqmayay tobankii sanno ee u dambeeyay.

 

 

Waxa loo baahan yahay in la helo is bedel siyaasadeed, dhaqaale, nabadgelyo, wax  barasho, arrimaha dibada, iyo mid bulsho-ba. Isbedel ku salaysan in Somaliland qabsato wixii ay awood u leedahay marka hore, ka dibna ay la soo baxdo khayraadka ku jira dhulkeeda. Markasta oo shicibka Somaliland ay guntiga dhiisha-isaga dhigaan, way ku guulaystaan hawsha ay u tafo xaytaan. Waxaanu leenahay haddii shicibka Somaliland la siiyo fursad ay iyagu gacantooda wax kula soo baxaan, dhaqaalaha Somaliland kor ayuu u kici lahaa, dadku shaqo ayay heli lahaayeen, dawladana waxa lagaga talo geli lahaa inay taageerto shicibka gacantooda wax ku qabsanaya.

 

 

Toban sannadood ayaynu ku jiray siyaasad ku salaysan haddaynu ictiraaf helo dahab ayaa  cirka ka soo daadan lahaa, waxaynu heli lahayn dhaqaale, iyadoo waliba muwaadinkii  lagu yidhi adigu waxba ma samaysan kartid ee waxa shaqo fiican qabta shirkadaha  ajnabiga ah; oo la yidhi iyaga ayaa si fiican uga shaqaysanaya oo lacag inoo keenaya,  sida Total iyo Petrol-kii, Al Jabari iyo Xoolihii, Garmalkii iyo wershadii Sibidhka  Berbera, xataa Voice of America iyo BBC-diina waxa la siiyay FM radio halka lagu  aamini waayay in la siiyo muwaadiniintii idaacad la mida ta BBC-da iyo VOA-kaba.

 

 

Maqaalkan kuma soo koobi karayno inta meelood ee looga baahan yahay isbedel inuu

maanta Somaliland ka dhaco, wax badan baa khaldan, sida keliya ee isbedelkanu ku  imanayaana waa hadii la bedelo maamulkii waddanka xukumayay tobanka sannadood.

Haddaanu nahay qurba jooga Subeer Awal waxaanu taageeraynaa xisbiga Kulmiye oo

aanu ku kalsoonahay inay waddanka ka dhalinayaan isbedelka loo baahan yahay,

isbedelka shicibka Somaliland u haraadan yahay meelkasta oo ay joogaanba. Waxaanu  hiil iyo hooba la garab joognaa Xisbiga Kulmiye oo maanta huwan rajadii iyo himiladii  shicibka Somaliland ay ka qabeen inay ku arkaan waddankooda. Xisbiga talada  waddanka u hayay tobankii sannadood ee la soo dhaafay, hadday isbedel keenayaan  toban sannadood ayay waddanka xukumayeen, isbedelka iyo horumarka ay ku keeni  waayeen tobankaa sannaadood, kuma keenayaan shanta sannadood ee soo socota.

Waxaanu dhamaan qurba jooga Somaliland ee isbedel doonka ah ugu baaqaynaa inay

taageeraan xisbiga Kulmiye oo maanta diyaar ula ah inay keenaan isbedelka wanaagsan.

 

 

ILLAAH BAA MAHAD LEH

QURBA JOOGA SUBEER AWAL

 

  1. Abdi Hassan Nur
  2. Farah Elmi Mohamed
  3. Mohamed Hussein Wacays
  4. Abdillahi Yussuf
  5. Muse Nur Dualeh
  6. Mohamed Abdillahi Omer
  7. Abdisamad Ali Dhegaqol
  8. Ahmed Arab
  9. Ali Adan Said
  10. Aden Dahir Barkhad
  11. Ahmed Ali Dualeh
  12. 4.Hasan Abdi Mah (Shiine)
  13. Ahmed Arab
  14. Mohamed Nur Dualeh
  15. Adan Muhumed (Biibii)
  16. Aden Abdillahi Hanfi
  17. Faisal Omer Hassan
  18. Mustafa Abdi Mousa
  19. Ali Adan Samater
  20. Mohamoud Adan Samater
  21. Mohamed Yusuf Samater
  22. Abdirahman Yusuf Samter
  23. Abdirhaman Osman Yussuf
  24. Idriss Ibrahim Ahmed
  25. Saeed Ibrahim Ahmed
  26. Ali Abdi Xirsi
  27. Khadar Omer Egeh
  28. Ahmed Ali Abbas
  29. Mahdi Mohomed Nur
  30. Hasan Osman Abdi
  31. Mohamed Olhaye
  32. Mohamed Omer Ahmed
  33. Abdirashid Hassan Ahmed
  34. Abdillahi Hassan Axmed
  35. Ali Haji Yusuf
  36. Deeq Abdi Guray
  37. Abdi Hussein
  38. Hassen Abdillahi
  39. Ali Hasan
  40. Mohamed Hasan
  41. Aden M. Egeh
  42. Mohamed Beergeel
  43. Dr. Mohamed Rabi
  44. Faisal Isaxal
  45. Abdulrashiid Ali Hassan
  46. Ali Adam Tani
  47. Jama Adam Tani
  48. Abdulrqadir Abdillahi Mohamoud
  49. Omer Hassan Mohamed
  50. Yassein Abdilllahi Elmi
  51. Abdillahi Ahmed Warsame
  52. Mohamed Ali Warsame
  53. Ahmed Ali Ibrahim
  54. Abdulqadir Ali Ibrahim
  55. Mohamed Ali Ibrahim
  56. Mustafa Mohamed Ibrahim
  57. Fowsi Abdillahi Abdi
  58. Hassan Abdillahi Abdi
  59. Fuad Abdillai Abdi
  60. Abdulkarim Abdillahi Abdi
  61. Abdirahim Abdillahi Abdi
  62. Abdi Mohamed Essa
  63. Saeed Ahmed Hersi
  64. Ali Guled
  65. Rashid Garuf
  66. Awil Jama
  67. Faisal Omer Hassan
  68. Mustafa Abdi Mousa
  69. Ali Adan Samater
  70. Mohamoud Adan Samater
  71. Mohamed Yusuf Samater
  72. Abdirahman Yusuf Samter
  73. Abdirhaman Osman Yussuf
  74. Idriss Ibrahim Ahmed
  75. Saeed Ibrahim Ahmed
  76. Mustafa Ibrahim Ahmed
  77. Mahdi Ibrahim Ahmed
  78. Mahfouz Ibrahim Ahmed
  79. Mohamed Ibrahim Ahmed
  80. Ahmed Elmi Gadid
  81. Najib Ibrahim Ahmed
  82. Mohamed Abdi Hirsi
  83. Mohamed Hussein Issa
  84. Hassan Bihi Yonis
  85. Hussien Ali Hanfi
  86. Abdirahman Jama Abokar
  87. Mohamoud Hashi
  88. Mohamed Yussuf Gaagab
  89. Nasir Abdillahi Yussuf
  90. Abdirahman Mohamed Hassan
  91. Dahir Hashi Madar
  92. Moahmed Abdi Elmi
  93.  
  94. Fadumo Essa Yonis
  95. Saeed Aw Osman Ismail
  96. Abdikarim Qasim
  97. Ahmed Haji Nur
  98. Abdirahman Ali
  99. Mohamud Yusuf
  100. Abdikhalaf Abdi
  101. Hassan Hussein
  102. Axmed Maxamed Yusuf
  103. Cabdiqani Cismaan Xandule
  104. Cabdilaahi Maxamed Cali – Suxufi
  105. Ahmed Jama Yasin
  106. Farhaan Ibrahim Cabdillahi
  107. Khadar Cabdiraxman Cabdillahi
  108. Samiir Cali Ahmed
  109. Ali Omer Yonis
  110. Cabdicasiis Macallin Axmed
  111. Hassan Haji Yaheen
  112. Khadar Ali
  113. Muse Mohamed Yousuf
  114. Ali Omar Mohamed
  115. Abdillahi Abdi
  116. Dayib Abdi Geele
  117. Yousuf Dhamac Xassan
  118. Nur Yousuf
  119. Abdillahi Ibrahim Hassan
  120. Mohamed Abdi Osman
  121. Mahamed Abdi Yasiin
  122. Abdi Hurre Dualeh
  123. Ahmed Cisman Aden
  124. Farhan Ibrahim Yasiin
  125. Cumar Maxamed Xoore
  126. Mohamed Dahir Kheyreh
  127. Abdisalaan Hassan
  128. Hashi Hussein
  129. Hassan Hussein
  130. Axmed Maxamed Yusuf
  131. Cabdiqani Cismaan Xandule
  132. Maxamed Cali
  133. Cabdillahi Mohamed
  134. Hussein Farah Elmi  

Tags See All Tags Add New Tag...

Please Enter New Tags Separated By Comma's
  Or Close


Powered By Joomla Tags


Newer news items:
Older news items:

Last Updated ( Wednesday, 11 February 2009 )
 
< Prev   Next >
Fikradaha Articles
Xummadii kulmiye oo Kasaanjabtay, karkii iyo kulaylkii Qabyaalada oo hoose u dhaadhacay dhawr......

Dawlada uu Madaxweynuhu soo dhisay waa dawlad tayo ka muuqato oo aqoon iyo xilkasnimadi ku dheehan tahay. Badankoodu beel ku faanta iyo beel ay ku faanaan midna ma jirto

 
Shacabka Somaliland Bismilaha Dhaha Xukumada Cusub Qalinkii Suleiman Saeed Kabadhe(Danjiree)
Waxa aan salamaaya dhamaanba inta jecel horumarka iyo nabada wada jirka wada shaqaynta Jamuuriyada Dumuqraadigaa ee Somaliland waxa kaloo aan salamaaya dhamanba Saxafada Somaliland meel kasta ay joogaan kuwaas oo haya Howl culus oo u bahan dhabar adayg iyo howl karnimo

 
Waxaan U Mahad Celinaya Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Waxaanan Ku Kalsoonahay .....

Bismilaahi Raxmaani Raxiim, ilaahay ayaa mahad oo dhan u sugnaatay, naxariis iyo nabadgelyo buuxda korkiisa ha ahaato nebigeena Muxumed C.S.W, Waxaan ammaan iyo mahad kal iyo laab ah aan hawada u marinaya Madaxweynaha

 
Waddada Madaxtooyada Ee Xukuumaddii Hore Xidhay Oo Dawlada Cusubi Xalay Xayiraadii ka Qaaday

Hargaysa.JPGWaddada madaxtooyada hor marta ee xukuumadii hore ee madaxweyne Daahir Rayaale ka mamnuucday inay isticmaalaan habeenkii wixii ka danbeeya 6:00-da maqribnimo gaadiidka, ayaa habeenkii xalay ay xayiraadii ka qaaday xukuumada cusub

 
Naanaystii Ahayd Siilaanyo Reeban Laga Bilaabo Maanta Oo La Sharciyey Title-ka Ah Madaxweyne.

Sharciga hab Maamuuska Hogaanka Qaran ee caalimiga ah, waxa uu dhigayaa Masuulka loo doorto Hogaanka Qaran, Sida Madaxweyne, Raisal-wasaare iyo Boqorada dhaxaltooyada ku yimaada Jagada Boqortooyo in aan la raacin

 
Ogaysiis: Xaflada London ee xuska doorashooyinkii ka dhacay JSL 26-kii June

Xafladan waxa inagalasoo qayb galli doonaa marti sharaf kala duwan oo ay ka mid yihiin goob joogayaashi caalamiga ahaa ee doorashooyinkii ka dhacay JSL 26-kii June.

 
Malabka Oo La Qiray In Haddii Dux ahaan Loo Marsado Uu Ka Tayo Badan Yahay Kiriimadda wajiga

Khubaro ku takhasustay qurxinta iyo daryeelka caafimaad ee maqaarka bani aadamka ayaa cilmi baadhis ay muddo wadeen ku sheegay in malabka oo lagu dhaashto (marsado) ay  qayb wax ku oola ka qaadato quruxda wajiga

 
MUUSE BIIXIYOOW DADKA HADLAAYAHA HASKA HADLEEN EE ADIGU HU-DHAGA NUGLAAN NIN RAGA AYUUN BAA LA HADAL

Maalin waliba waxaan arkaa wax iga yaabiyaha oo igu ridah warwar iyo walaac waayo ayaamahan waxaan Internetka ku arkaya sheekooyin lagu soo qorayo oo laga sheekeenayo Muuse Biixi HALYEEGA NAFTIISA u huray Somaliland

 
WAASTO, XILDOON IYO TAYO. BY:- Axmed Carwo

Waxa lagu celcehsay sida loo sugaayo xukuumad tayo. Waxa tayo lagu sifeen karaa kolka ay ku kulmaan sifooyin dhowr ah; Aqoon, karti, hufnaan, daacadnimo, iyo dadwadeynimo. Waa kolka meel walba lagu buuxiyo cidda ku habboon

 
Baayacmushtarka Somaliland Yey U Raaci Doonaan Kumaankumka Doolar Ee Kaga Baxday Ololihii Udub?

Baayacmushtarka  Somaliland ama ganacsatada dalku waxay sannadihii u dambeeyeyba qayb ka ahaayeen siyaasadda dalka, iyagoo hadba la jaanqaadayey xukuumadda dalka u talisa sidaa darteedna aad moodaysayba inay  qayb ka yihiin maamaulka dalka.

 
Duuliyeyaashii Shisheeye iyo Kuwii Somalida ee ka Qayb Qaatay Duqayntii Cirka ee Somaliland

Sooyaalka Taariikheed ee ka waramaaya colaadii bahalnimada ahayd iyo Xasuuqii Isirnimo ee Kacaankii Dhiig yacabka ahh uu ka gaystay Gayiga somaliland maaha mid hal qormo lagu soo koobi-karaayo.

 
Xukumada Somaliland Talabo ha ka qaado M. Cadow Weriyaha Aljazira

Waxaan Xukuumada Somaliland ku baraarujinaynaa in weriyaha u shaqeeya Al Jazeera qaybta Englishka uu denbi cad ka galay Jamhuuriyada Somaliland isagoo ku xad gudbay xuquuqda gooni isu taageeda

 
Awoodii Ciidan Ee Qaybtii 26-tanaad Oo ka tirsanayd Ciidankii Somalia Ee Loo Adeegsaday Xasuuqii S.L

Qaybtii 26-tanaad waxay ahayd ta ugu balaadhan uguna awooda badan Ciidankii Somalia. 1960 ilaa 1990 oo ah muddo 30 sano, Taliskii sare ee Qaybta 26-tanaad waxa iska kala bededdelay Saraakiishan hoos ku qoran.

 
Maalinta Caalamiga Ah Ee Nelson Mandela Oo Markii Ugu Horeysay Si Wada Jir Ah Loo Xusay

Daraad oo ku beegnayd bisha July 18-keeda ayaa markii ugu horeysay la xusay maalinta caalamiga ah ee Nelson Mandela. Maalintan ayaa lagu ansixiyay fadhigii Golaha Amaanka ee QM ee dhacay bishii November 2009.

 
Miiga Ruushka hoos haloo dhigo magacyada shuhaddaddana meel sare halagu qoro.

Wixii la jecelyahay baa inta la qurxiyo meel sare lasaaraa,wixii la necebyahayna hoos baa loo dhigaa. waxaan had iyo jeer is weydiiyaa waxa diyaaradii laysay shacabka reer somaliland ee magaalooyinkooda dumisay meel sare

 
Tacsi ka socota Garaad C/casiis Garaad Saleebaan Afqarshe

Waxaan anigoo aad uga naxsan ugana tiiraanyeysan halkan tacsi uga dirayaa dhamaan reer Garaad Jaamac, anigoo uga tacsideyna geeridii naxdinta lahayd ee ku timid marxuum C/casiis Garaad Jaamac

 
Somaliland election celebration event in London

Looking back over the last 20 years we are all extremely proud of all Somaliland has achieved.  We are inviting you to attend an important conference about welcoming a newly elected government and promoting democracy in Somaliland and Horn of Africa

 
Cidiyaha iyo ilkaha ayaanu ku difaacaynaa madaxbanaanida Soomaaliland

Dadka reer Somaliland waa dad ilbaxa oo xadaarad leh,waa dad nabada jecel oo yaqaana macaanka iyo midhaha ka dhasha,waa dad colaada iyo dagaalada neceb oo wax ku qaatay wixii soo maray,hadana ogoow inay yihiin dadka ugu dagaalka iyo adkaysiga badan

 
Maxaa daran,Maxaa dan ah?

Mar haddii doorasho lagu kala calaf qaaday,  Digasho iyo bal dayaa wakaa sii dabayshadaye meesha ma taal, dardaawerina waa ceeb oo weli Kulmiye duubkii ma xidhan, damaashaadka iyo ishanbalyayntu cid walba way u furan tahay

 
Hooyo Ku Wanna Ma Oromaa ?!! May Hooyo ee Waa Caruurtii Shuhadada SNM oo Dayacan

Waa beege lagu dhereriyo heerka damqasho , darreen iyo gar-waaqsi  ee  muwaadin saxii  u ‘ogyay muwaadiniintii wadankan u soo halgamay, iyada oo aad arkayso carruuro ay dhalleen shuhadadii wadankan usoo halgamay oo ay diif iyo dar-xumo ka muuqato

 
Dhambaal Dardaaran ah oo ku wajahan hoggaanka cusub ee Somaliland

Warsaxaafadeedyadii hore ee Dalladda guud ee ay ku bahoobeen ururada qorbo-joogga Somalliland waxa aannu ku soo gudbinnay hambalyooyin noocyo badan oo ku waajahan doorashada taariikhiga ah

 
Hirdanka Beelaha R/Awdal Iyo Siyaasiyiinta Ee Xilalka Xukuumadda X/Kulmiye , Maxay Kusoo Kor.......?

Sidoo kale ayaa waxa maalinba maalinta ka dambaysa xarumaha ama guryaha madaxweynaha iyo madaxweyne kuxigeenkiisaba mashquuliyey booqashooyin kala duwan oo ku kala bixinayaan odayaal, siyaasiyiin iyo xildhibeenno

 
Weedh Gaaban: Somaliland 50 Sanno ka Hor, 50 Sanno Kadib

50 sanno ka hor, 26 Juun 1960, ayey Somaliland ka madaxbannaanaatay gumaysigii Ingiriiska. 50 sanno kadib, 26 Juun 2010, ayay Somaliland doorashadii madaxtooyada ee labaad qabatay. 1960 waxay taagtay taaladii madaxbannaanida

 
XISBIGA UDUB MAXAA GUUL DARADA U KEENAY

Waxa aan jecelahay in aan xogaa faalo ah ka bixiyo bal sababahii keenay in uu dorashada ku guul daraysto xisbigii udub ee uu musharaxa  ka ahaa Madaxwaynahii hore ee jamuuryada soomaliland dahir rayaale kahin

 
Hambalyo Aroos Wacan

Weding 1.gifDhamaan dadkani waxay Hambalyo kal iyo laab ah  u dirayaan boqorka iy boqorada Sacad C/laahi Mubaarig & Amal Cali Geedi arooskoodu ka dhacay UAE magaalada Dubai.

 
HAMBALYO AROOS WACAN

 Waxay Hambalyo iyo Bogaadin u dirayaa Arooska iyo Aroosada Boqorka iyo Boqorada  Xidiga iyo Xidigta Mudanaha iyo Marwadiisa  Waa KHADAR CABDILAHI Muxumed (C/Laahi ASHQAALE) iyo KHADRA CABDILAAHI CUMAR (C/LAAHI CADDE)

 
Somaliland Democracy Watch Organisation oo ku taliyey in wasaaradaha lagu soo koobo 15 wasaaradood

Dadku waxay hadda aad ugu dhegotaagayaan dowlad kooban oo tayo leh, sidaas darteed ururka Somaliland Democracy Watch Organisation wuxuu ka qaybqaadanayaa talooyinka kala duwan ee la gaadhsiinayo Madaxweynaha

 
Dawlad kooban oo tayo leh.

Dawlad kooban oo tayo leh macnaheegu waxa weeyi xukuumad tirada wasaaraddaheedu aad uga yar yihiin marka loo barbardhigo tirada wasaaraddaha ay leedahay xukuumadda Madaxweyne Riyaale

 
"Jihaadiyiistayaasha Kula Jaarka Ah" Rageh Omaar

Maxaa taasi ka sii yaab badna, Madaxweynahii xilka hayey ayaa aqbalay oo intuu warbaahinta la hadlay yidhi "waan aqbalsanahay natiijadda soo baxday" wuxuuna si aan hore qaaradda looga baran u shaaciyey inuu xilka ku wareejin doono ninka isaga bedelaya

 
hadaad latimaado geesinimo iyo daacad nimo waad guulaysanaysaa if iyo aakhiraba

Bacda salaanta islaamka  ugu horayn waxaan hanbal yaynayaa madaxwaynaha ladoortay  axmed maxamed maxamuud  waxaan leeyahay ilaahay hakugu garab galo xilka laguu dhiibtay hadaan udago dulucda qoraal kayga 

 
HAMBALYO MEHER WACAN

Dhamaan dadkaas oo kala jooga dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa  waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan  Boqorka iyo Boqorada Xidiga iyo Xidigta Mudanah iyo Marwada Maxamed/Rashiid Diiriye Cawaale Iyo Faadumo Xasan Raage

 
INAALIL LAAHI WA`INNAA ILEYHI RAAJICUUN

waxaanu halkan tacsi uga diraynaa eheladii iyo qaraabadii iyo qoyskii uu kageeriyooday Alla ha`unaxariistee Marxuum MAXAMED BISAD oo ku geeriyooday magaala madaxda dalka J.Somaliland ee hargaysa maalintii axadii

 
Xeeldheeraha Saxaafadda Adduunka Caanka Ah Raageh Cabdilaahi Oomar

Xeel-dheeraha saxaafadda caalamiga ah ee dunida Raageh Cabdilaahi Oomar ayaa maanta bogga hore ee wergeyska The Guardian ee ka soo baxa dalka ingiriiska wuxuu ku daabacay qoraal far waaweyn ciwaan looga dhigay "Jihaadiyiinta Kula Jaarka Ah" The Jidist Next Door.

 
20 Sano kadib Somaliland Dowlad nooce ah bay u baahantahay? By Saaed Mohamed H Osman

An ku bilaabo hambalyo aan u diraayo Shacabka Somaliland,Madaxweynaha Cusub Mr Ahmed Silaanyo, madaxweynaha hada xilku ka dhamanayo Mudane Daahir Riyaale iyo Koomishanka Doorashooyinka

 
Hadaynu Sirdoonkeena tababar Meleteri siino ma inoosoo aargudi karaan.

Damiir xumo ka weyni ma jirto markaad qof qabiil ku dishid ama ku necbaatid inagoo og inaan qofku qabiilka uu yahay aanu dooran ee ay tahay qadar eebe. hadaba xigmad yarayaasha ubadheedhay inay dadkeena dhibaatooyin kala duwan oo badan ugaystaan

 
Universal TV - Ogaysiis Ogaysiis: http://www.facebook.com/BoycottUniversalTV

Dhamaan waxaanu ogaysiinaynaa dadweynaha reer Somaliland meelay joogaan gaar ahaan dhalinta isticmaasha Facebook iyo dhamaanba cidii kale ee damiir leh kana xumaaday Barnaamijkii lagasoo daayay Universal Tv - inay nagala soo qayb galaan dareenkoodana ka muujiyaan waxay ka qabaan Universal TV

 
Mmaansadan Hammii-deeqa By mudiir shevodinio mohammed ahmed

Marka hore waxaan idiin so dirayaa salaan qaali ah bahda shabakadda caalamiga ah ee halganews iyo akhyarta sharaafta badan ee Somaliland  maansadan  waxaa layidhaahda Hammii-deeqa

 
Commentary on Somaliland’s Budget 2010 By: Abdirahman Mohamed

I must admit that $61 m is not much and even a triple of this amount would not have been enough to satisfy all our society’s wants and desires. This is not the point. Economics teaches us that we cannot have all we want of everything

 
*WEY KU CIIL BAXEEN CODKOODII EE MAXAA XIGA.*

Bulhso wey badheedhay ooy codkoodii ku ciil baxeen. Wax yar aan iftiimiyo dhacdooyin iyo xiliyo maankeygu si ma-guurta ah u sajiley.Waa 26 Juune 2010 ayaan guulo badan, ayaan xuskeedu labanlaabmay, ayaan ididiiladii dadweynahu noolaatay,

 
An open letter to Somaliland's President-elect: Congratulations but take heed.
By, Bashir Goth Now that you have won the election; let me first congratulate you, (H.H.. Ahmed Mohamed Silanyo), on winning the long-awaited presidency. It has been indeed a long journey for you and you have shown the tenacity and the single-mindedness it takes to be focused on your goal.
 
  @copyright (C) 2003 - 2009 Halganews