Dahabshiil
telcom
Sl-radio
Radiyow Horyaal
Radiyow Hargeisa
Bbc Somalilga
11:00 GMT
14:00 GMT
18:00 GMT
Radio-shabelle
Codka Somaliland
Radiohormuud
Radiogolis
Radiowaaberi
Radio-Waaheen
S-land-links
Aftahan.com
AwdalNews
Caynabo
Hadhwanaagnews
Hoyga-suugaanta
Hargaysanews
Hargeysa.org
Haatuf
Jamhuuriya
Qarannews.com
Radio-Somaliland
Redsea-Online
Somalilandforum
Somalilandnet
Somaliland.org
Somaliland-center
Somalilandfuture
SDWO
Sooyaal.com
Saaxil-net
Tvsomalilandeurope
Somaliland-Today
Togdheer News
Togdheersports
Sanaag-Web
Somaliland-talk
Golis-News
Somaliland-Edu
Somalilandnews.info
SomalSports
Gabiley News
Djiboutination
DjibTalk News
Ramaas News
Farshaxan
Somalilandnation
Lughaya
Harowo
Salal News
Visit Somaliland
Somaliradio
Radiyow-Garoowe
Radiyow-SBS
Radiyow-S-Sweden
Radiyow-Copenhag
Radiyow-Warsan
Radiyow-Banadir
Radiyow-Xoriyo
Radiyow&Tv-Jabuuti
Radiyow-Qaran
Radiyow-Dalmar
Radiyow-Sagal
Radiyow-Som(USA)
Rstvonline.com
Somalilinks
Aayaha.com
Amin-Arts
Allpuntland
Alldalka.com
Ayaamaha
Afrikadabari
Arlaadinet
Allsafaari-video
balcad.com
Biyokulule.com
Bulsho.dk
Banaadir.city
Buluugleey.com
Banadir.com
Baidoa.com
Buurhakaba.com
cadaado.net
Cayaaraha.com
Ceelbuurnet
Ceelbuur.com
Dayniile.com
Deeyoo.com
Dhahar.com
Djibnet.com
Gedonet
Geeskaafrika.com
Goobjoog.com
Himilo.com
Hiiraan
Hobyonet
Hornafrik
Jowhar.com
Janaale.com
Jiimonet.com
markacadeey
Midnimo
Mudugonline.com
Onkod.net
Puntlandpost.com
Qaranimo.com
Qorahay.com
Radiofreesomalia
Ruunkinet
Somalitalk.com
Somaliweyn
Somalipost.com
Somalilife.com
Somaliawatch.com
Somaliawatch.org
Somalitribune.com
Somaliuk.com
Somaali.com
Somalimarket
Somaaljecel.com
Somaliaonline.com
Stn-tv.com
Suxufi.com
Ufurow.com
Wardheernews
Widhwidh.com
Linki-Diinta
Altaqwaa.com
Aflax.net
Boqolsoon.com
Benadir-islam.com
Duruus.com/
Dugsi.com
Golaha-Imaamyada
Manhaj Online
Hilinkatoosan
Masjidka-Towfiiq
Masjidka-shaafici
Masjidka-Khalid
Quran-Tafsiir
Risalabookshop
Somaliquran.com
Somalitapes.com
Daarul Cilmi
Tafsiirka
Waano.net
Al Hidaaya
Xisbiyo/ngo
Academy 4 P & Dev
IPR-Institute
Qurbaawi-journal
Systo.org
S-Pictures/Ahmed
S-Chamberofco
Taste Of Africa
Ururka-Sirag
Xisbiga-Kulmiye
Xisbiga-Udub
Xisbiga-Ucid
Ganacsilinks
Ambassador-Hotel
Dahabshiil-Company
Daallo-Airline
Damal-Airline
Maansoor-Hotel
Star-Africanair
Lucky-Star Constar.
Burao-cityplaza
Syndicate
Archive
Home
Links
Latest
kaydka wararka
News-English
Sawirada SNM
Qudbadiii SHeeka
Fikradaha
cajalado
LA soo xidhiidh
SNM History
Somalilandlinks
Fikradaha
Somaliradiyow
Bogaga-Diinta
Somalilinks
Idaacadaha
web
Brightcode Weblinks
 

BAAQ LAGU TAAGEERAYO MADAX DHAQMEEDYADA BEESHA SACAD MUUSE:

Tuesday, 28 October 2008

BAAQ LAGU TAAGEERAYO MADAX DHAQMEEDYADA BEESHA SACAD MUUSE:

 

 

 

 

OSLO (Halganews) BAAQ AY SOO SAAREEN QURBAJOOGA BEESHA SACAD MUUSE OO AY KU TAAGEERAYAA GO'AANKA MADAX DHAQMEEDYADA, WAXGARADKA, AQOONYAHANADA, IYO BULSHAWEYNTA BEESHA;

 

WAXANU HIIL IYO HOOBA LA BARBAR TAAGANNAHAY MADAX DHAQMEEDYADA BEESHA; NAF IYO MAALBANA U HURIDOONO HADDII XUKUUMADDU KA WAANTOOBI WEYDO DALBALLAADHSIGA IYO DEEGAAN DURURSIGA KU SALAYSAN AWOOD SHEEGASHO MADAXWEYNE.

 

DHUL DADKII LAHA NOOLYIHIINA XOOG LAGUMA DHAXAL WAREEJIN KARO; GOBOLNA GOBOL KALE TAAKO LOOGAMA GOYN KARO EE DISTOORKA DALKA YAAN LAGU TUMAN; NINA HANTIDIISA LAGAMA FARAMAROOJIN KARO E DALKA YAAN XASILOONI DARRO LAGA ABUURIN.

 

HORDHAC:

 

DHUL BOOBKA IYO DEEGAAN DOORISKA AY XUKUUMADDU KA WADDO GOOBO KA TIRSAN GOBOLKA GABILEY IYO WAQOOYIGA GOBOLKA MAROODI JEEX; DEEGAANADAAS  OO SIDA TAARIIKHDU SUGAYSO DHAMMAANTOOD KA TIRSAN GOBOLLADA GABILEY IYO MAROODI JEEX, AYAA HADDA WAXA SOO SHAAC BAXAYA IN AY XUKUUMADU DAMACSANTAHAY IN XOOG IYO AWOOD CIIDAN DEEGAANADAA LAGU HOOS GEEYO GEBI AHAANTOOD GOBOLKA AWADAL IYADOO HABA YARATEE AANY JIRIN WAX MURAN DEEGAAN AH OO TAARIIKHIYAN UGA DHEXEEYEY GOBOLKA MAROODI JEEX IYO GOBOLKA AWADAL. 

 

Annaga oo ah qurbajoogta reer Somaliland ee ka soo jeeda Gobollada Gabiley iyo Maroodi Jeex kuna kala nool waqooyiga Ameerika,  Wadamada Midowga Yurub, Bariga dhexe, Australia iyo daafaha adduunka intiisa kaleba waxa aanu halkan ku soo gudbinaynaa aragtidayada ku wajahan go'aanka amar ku taagleynta iyo awood sheegashada ku salaysan ee xukuumadda Madax weyne Riyaale ku dooneyso in deegaano ka tirsan Gobolada Gabiley iyo Maroodi Jeex lagu hoos geeyo Gobolka Awdal. Waa arrin ugub ku ah Qaranka Somaliland in qaab dhismeedka Gobollada iyo Degmooyinka cudud milateri lagu bedel. Arrintaasina waxanu u aragnaa mid aan marnaba suurto geleyn, ciddii sidaas damacsanina waxa hubaal ah in ay ku hungoobi doonto. Colaad hurinta xukuumaddu ka dhex waddo Gobolada deriska ah waxanu u aragnaa jidgooyo lagu minjixaabinaya geedi socodka dimuqraadiyada iyo xasiloonida Somaliland ku talaabsatay.

 

Hadaba annaga oo tixgelinayna go'aamadii iyo heshiisyadii ka soo baxay shirarkii beelaha Soomaalilan ee lagu qabtay magaalooyinka Burco (Bishii May 1991), kii  Boorama (February 1993), iyo shirweynihii magaalo madaxda dalka 1997); annagoo tixgelinayna hab dhaqanka geedi socodka madaxbanaanida Jamhuuriyada Soomaliland, annaga oo qadarin iyo ixtraamba u hayna distoorka qaranka Somaliland, xeerka doorashada, Xeerka Gobollada iyo Degmooyinka, iyo heshiisyadii ay wada gaadheen saddexda Xisbi Qaran iyo Komishanka Doorashooyinka Qaranku ee dhammaantood qeexaya in degmooyinka doorasho ay ahaan  doonaan sidii uu xaalku ahaa 26 June 1960, ayaa waxa argagax nagu noqday tallaabadu ay dawalddu kula kacayso deegaamada woqooyi ee gobollada Gabiley iyo Maroodi Jeex, ee ay damacsantahay inay deegaamo gobolladaasi leeyihiin xoog lagu hoos geeyo gobolka Awdal.  

 

Waxaanu caddaynaynaa inaanaan marnaba u dulqaadan doonin sida foosha xun ee Madaxweynaha Qaranku u  baalmarayo iskagana indhatirayo qodob ka mid ah qodobada xeerka kala xadeynta Gobollada iyo Degmooyinka iyo xeerka diiwaangelinta ee muwaadiniinta deegaanadaas ku dhaqan looga duudsiyayo xuquuqdoodii distooriga ahayd. 

 

Waxannu halkan taageero buuxda ku siinaynaa baaqyadii ay soo saareen salaadiinta beesha Sacad Muse ee gobollada Maroodi Jeex  iyo Gabiley 25kii October, 2008  iyo taladii uu soo jeediyay Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqadir,  waxananu ka digaynaa cawaaqib xumada ay keeni karto dhul gobol ka tirsanaa oo gobol kale la raaciyo.

 

Waxaannu arkaynaa in go'anka xukuumaddu ku tallaabsatay haddii aan dhakhso looga noqon uu yahay mid carqalad weyn ku noqon kara diiwaangelinta codbixiyeyaasha, qas iyo qalaalaasena ka dhex-abuuri kara dadka walaalaha ah ee ku kala nool labada gobol ee Maroodi Jeex iyo Awdal iyo guud ahaan jamhuuriyadda Somaliland, dhibaatada ka timaaddaana ay noqon doonto mid dusha ka saaran Xukuumadda abuurtay xaaladaan adag ee shuruucda dalka u taalla iska indho tiraysa. 

 

Marka dib loo raaco sooyaalka taarikheed ee gobolka Hargeysa intii u dhexaysay 1960kii iyo 1969kii waxa dalkeenna ka dhacay saddex doorasho oo kala ahaa 1960, 1964 iyo 1969 saddexda doorasho marna wax muran deegaan ahi kama uu dhex aloosmin labada degmo ee Hargeisa iyo Awdal ee jaarka ah, taas oo ka marag kacaysa in sawaxanka iyo hummaaga hadda soo shaacbaxay uu yahay mid aan loo baahnayn iyo been abuur aan sal iyo raad toona lahayn. Marnaba taariikhda laga soo helimaayo degaamo ka tirsanaa Awdal oo deegaanka Hargeysa sifo sharci darro ah lagu raaciyay, ciddii haysa caddaymo noocaas ahi way soo bandhigo kartaa, Waxannu arkaynaa inay arrintani tahay afduub iyo cadaalad darro lagula kacayo dadka deegaanadaa u dhashay.

 

Sidaa daraadeed waxa aanu soo jeedinaynaa:

 

1) In xukuumaddu si deg deg ah uga saarto dhammaan ciidamada ay ku soo daabulayso deegaanada Gobolladda Maroodi Jeex iyo Gabiley. Awood Sheegasho, hanjabaad, cagajugleyn, iyo ciidan loo adeegsado shacbiga beeshu u dulqaadanmayno. In badan ayey Beesha Sacad Muuse u dulqaadatay dhulboobka xukuumaddu waddo annaga oo tixgelineyna nabad gelyada dalka. Haddii se xukuummaddu ay aaminsantahay in ay xoog ummada ku muquunin karto, taariikhda dib ha u milicsato. Waa wax laga xishoodo sharciga dalka u dejisan lagu amarku taagleeyo. 

 

2)  In ay komishinka Doorashooyink Qaranka ee u xilsaaran diiwaangelintu si dhakhso ah uga noqdaan go'aankaa halista ku ah degganaanshaha dalka ee tilmaamaya in Goobaha ka tirsan Gobollada Gabiley iyo Waqooyiga Maroodi Jeex si madax banana loo diiwaangelinayo. Waxananu Komishanka ku war gelinaynaa in wax muran ahi abid ka dhex aloosnayn Gobollada Maroodi Jeex iyo Awdal. Waxa la gudboon Komishanka Doorashooyinka Qaranku fahmaan Gudashada xilka ay ummadda u hayaan saxaana qaladkaa distooriga ah ee ay galeen, si dadka degmooyinkaa ku nooli ugala qayb qaataan Diiwaangelinta codbixiyeyaasha sida walaalahooda kale ee dalka ku dhaqan. 

 

3) In Komishinka Doorashooyinka Qaranku xilkooda u gutaan si waafaqsan distoorka iyo xeerarka ka farcama ee loo xilsaaray, kana waantoobaan xeer-jajabka iyo habrashada ay u habranayaan xukuumadda Rayaale, si looga badbaado cawaaqib xumo ku iman karta geedi socodka dimuqradiyadda iyo doorashooyinka ay Somaliland higsanayso. 

 

4)  In ay dawladdu ku dhaqanto distoorka qaranka oo ay fara-gelinta ka dayso xuduudihii ay degmooyinka dalku lahaayeen 1960kii oo aan muran ku jirin inay degaanadaa la afduubayaa  ka tirsanaayeen  degmada Hargeisa.  

 

 5) Haddii aan sidaa la yeelin, waxannu sii arkaynaa in natiijada doorashadu noqon doonto waxba kama jiraan, wixii cawaaqib xumo ah ee ka yimaadda arrintaasina waxay noqon doonto mid ay ka mas'uul yaha Madaxweyne Riyaale oon cid kale ku wehelindoonin.

 

Waxannu ku soo gunaanadaynaa baaqayagan, been ma sheegto taariikhdu, ma bukooto taariikdhu, mana baqato taariikhdu ee budhaynta ha laga daayo shuruucda dalka loo dhigay. 

 

Wabillaahi tawfiiq

 

Liiska magacyada Qurbajoogta beesha Sacad Muse ee ka kala yimid gobollada Maroodi Jeex iyo Gabilay ee baaqa taageeray. 

 

Ugu horeyn: Saada Mohamad adan.

 

Liiska Canada:

1.       Mahamud Ali Abushanab

2.      Jamal M Muse

3.      Mohamud Muse Abushanab

4.      Mahdi Muhumed Nur

5.      Yasin Mawlid Rage

6.      Mohamed Abdi Husein

7.      Mohamed Elmi Ayaanle

8.      Sh. Nazir Abdi Ali

9.      Hasan Omer Abushanab

10.  Yussuf Jamal M. Musse

11. Ahmed Mohamed Omaer

12. Said Omar Said Hussein Filfil

13. Mohamed Hussein Filfil

14. Mohamed Muhumed Liban

15. Yusuf Ibrahim (Libax)

16. Ali Adan Said

17. Aden Dahir Barkhad

18. Abdiqadir Qalib

19. Yasin Abdillahi Tani

20. Abdihakin Omar Musa

21. Ahmed Ali Dualeh

22. Abiib Ahmed Olhaye

23. Mahamed Muhumed Warsame

24. Hasan Abdi Mah (Shiine)

25. Ahmed Abdillahi Diriye

26. Yasin Abdi Qalib

27. Husein Abdi Tani

28. Ahmed Omar

29. Abdi Farah

30. Mahamud Husein Wacays

31. Abdillahi Yussuf

32. Muse Nur Dualeh

33. Mohamed Nur Dualeh

34. Musa Arab Obsiye

35. Mahamed Arab Obsiye

36. Jama Abdillahi

37. Muse Ibrahim Bokh

38. Abdifatah Ahmed Aw Yusuf

39. Aden Muhumed (Biibii)

40. Omer Mahmed Muhumed

41. Sadiq Mahamed Muhumed

42. Rashid Ali

43. Mukhtar Osman H. Abdi

44. Siad Yusuf Buuni

45. Mahamed Muse Alin

46. Aden Abdillahi Hanfi

47. Khadar Omer Egeh

48. Yasin Omer Musa

49. Abdirahman Ahmed Farah

50. Hasan Good Jibrir

51. Mahamud Yusuf Dualeh

52. Abdiazis Hasan Warsame

53. Ali Husein Aw Ali

54. Daud Aden

55. Abdi Ali Nur

56. Abdi Aw Mahamud Ismail

57. Hashi Egal

58. Mukhtar Muhumed Abdillahi

59. Mukhar Dahir Madat

60. Mahamed Mal

61. Abdikarin Husein Abdi

62. Jibriir Hasan Warsame

63. Ahmed Ali Abas

64. Abdirisaq

65. Dualeh Jama

66. Khadar Abshir

67. Hasan Yusuf Ali

68. Muhyadiin Abdi

69. Samater  Jama Hassan

70. Guleid Jama Hassan

71. Lodon Jama Hassan

72. Mohamed Ahmed

73. Mahamud Ahmed

74. Omar said

75. Farah Jama

76. Abdirashid Hasan

77. Abdirisaq Omar

78. Hasan Barre

79. Husein Barre Yusuf

80. Ismail Mohamed Abokor

81. Aden Dahir Barkhad

82. Mohamed Yusuf

83. Mohamed Olyahe

84. Omar H. Mahamud

85. Omar Dhegjar

86. Rashid Yusuf

87. Abdi Gaydh

88. Ali Haji Yusuf

89. Dr. Mohamed Rabi

90. Said Muse

91. Abdinazir inagaydh

92. Deeq Abdi Guray

93. Mohamed Biixi

94. Ali  Aw Aden

95. Mohamed Nuh

96. Abdi Dhegaweyne

97.  Rashid Ahmed

98. Ahmed Ali Nur 

99. Mohamed Osman

100.                     Aden Nur Awaleh

101.                     Jibril Ahmed Jama

102.                     Ismail Ahmed

103.                     Mohamed Aw Abdi

104.                     Ahmed Samater

105.                     Abdi Husein

106.                      Hassen Abdillahi

107.                     Ali Hasan

108.                     Mohamed Hasan

109.                     Aden M. Egeh

110.                     Faisal Isaxal

111.                     Keyse Barkhadle

112.                      Abdulrashiid Ali Hassan

113.                      Ali Adam Tani

114.                      Jama Adam Tani

115.                      Abdulrqadir Abdillahi Mohamoud

116.                      Omer Hassan Mohamed

117.                      Yassein Abdilllahi Elmi

118.                      Abdillahi Ahmed Warsame

119.                      Mohamed Ali Warsame

120.                      Ahmed Ali Ibrahim

121.                      Abdulqadir Ali Ibrahim

122.                      Mohamed Ali Ibrahim

123.                      Mustafa Mohamed Ibrahim

124.                      Fowsi Abdillahi Abdi

125.                     Hassan Abdillahi ABDI

126.                     Abdulkarim Abdillahi Abdi

127.                     Abdirahim Abdillahi Abdi

128.                     Abdi Mohamed Essa

129.                     Saeed Ahmed Hersi

130.                     Awil Aden

131.                     Faisal Omer Hassan

132.                     Mustafa Abdi Mousa

133.                     Ali Adan Samater

134.                     Mohamoud Adan Samater

135.                     Mohamed Yusuf Samater

136.                     Abdirahman Yusuf Samter

137.                     Abdirhaman Osman Yussuf

138.                     Idriss Ibrahim Ahmed

139.                     Saeed Ibrahim Ahmed

140.                     Mustafa Ibrahim Ahmed

141.                     Mahdi Ibrahim Ahmed

142.                     Mahfouz Ibrahim Ahmed

143.                     Mohamed Ibrahim Ahmed

144.                     Najib Ibrahim Ahmed

145.                     Idris Abdirahman Mousa

146.                     Mustafa Abdirahman Mousa

147.                     Hassan Ali Banjawi

148.                     Hassan Dahir Saeed

149.                     Ahmed Abdi Ahmed

150.                     Ahmed Mohamoud Jirde

LIISKA USA:

  1. Mohamed Abdi Hirsi
  2. Mohamed Hussein Issa
  3. Hassan Bihi Yonis
  4. Hussien Ali Hanfi
  5. Abdirahman Jama Abokar
  6. Mohamoud Hashi
  7. Mohamed Yussuf Gaagab
  8. Nasir Abdillahi Yussuf
  9. Abdirahman Mohamed Hassan
  10. Dahir Hashi Madar
  11. Moahmed Abdi Elmi
  12. Fadumo Essa Yonis
  13. Saeed Aw Osman Ismail
  14. Abdikarim Qasim
  15. Ahmed Jama Yasin
  16. Xassan Yonis Abdillahi
  17. Farhaan Ibrahim Cabdillahi
  18. Khadar Cabdiraxman Cabdillahi
  19. Samiir Cali Ahmed
  20.  Abdillahi Yussuf Akoule
  21. Ahmed Yussuf Akoule
  22. Abdi M. Rodol
  23. Ali M. Rodol
  24. Mahamud Gaagaab
  25. Ibrahim Abdi Arabay
  26. Mahamed Yussuf Osman
  27. Ibrahim Abdi Geele
  28. Khadar Baarabiyaan
  29. Mahamed Odowaa
  30. Hussien Beergeel
  31. AbdiHakim Hassan Hashi
  32. Mohamed Hassan Hashi
  33. Rashiid Haraf
  34. Abiib Jama
  35. Hassan Moge Hirsi
  36. Mahamed Abdillahi Jawaan
  37. Sidik Ali Diriye
  38. Muktar Mure Warsame
  39. Mahamed Abdillahi
  40. Mahamed Sulub Omar Hashi
  41. Jamal Abdi Gaboobe
  42. Omar Sanyare
  43. Hamze Abdikarim
  44. Ahmed-Yasin Abdikarim
  45. Nasir Abdikarim
  46. Mahamed Idoor
  47. Ahmed Abdi Rodol
  48. Mahamed Abdi Rodol
  49. Hussien Abdi Rodol
  50. Shiekh Mahamed Sh. Abdirahman Kariye
  51. Nuradin Sh. Abdirahman Kariye
  52. Mahamed Ahmed Yussuf Akoule
  53. Sahardid Aw-Abdi Buuni
  54. Mustafe Siad Muhumed Adan
  55. Abdirahman Haji Abdillahi Ismail
  56. Ahmed Nur Daule
  57. Abdirisaq Sh. Abukar
  58. Ali Hayaan Mahamud
  59. Abdirahman Mahamed Jama
  60. Faisal Mursal Hussien
  61. Abdisalan Mursal Hussien
  62. Mahamed Ahmed Elmi Gadiid
  63. Rashiid Case
  64. Abdikarim Nadif Qasim
  65. Haji Mumin
  66. Abdirisaq Haji Mumin
  67. Omar Haji Mumin
  68. Faisal Goran Hassan
  69. Ahmed Abdillahi Jire
  70. Ibrahim Khalil Hawadle
  71. Abdikarim Hassan Maygag
  72. Ahmed Suju

 

Liiska.Europe:

  1. Ali Omer Yonis
  2. Cabdicasiis Macallin Axmed
  3. Hassan Haji Yaheen
  4. Khadar  Ali
  5. Muse Mohamed Yousuf
  6. Dayib Abdi Geele
  7. Yousuf Dhamac Xassan
  8. Nour Yousuf  
  9. Abdillahi Ibrahim Hassan
  10. Mahamed Abdi Yasiin
  11. Abdi Hurre Dualeh
  12. Ahmed Cisman Aden
  13. Farhan Ibrahim Yasiin
  14. Cumar Maxamed Xoore
  15. Mohamed Dahir Kheyreh
  16. Abdihakim Sulub
  17. Hashi Hussein
  18. Hassan Hussein
  19. Axmed Maxamed Yusuf
  20. Cabdiqani Cismaan Xandule
  21. Cabdilaahi Maxamed Cali – Suxufi
  22. Xasan Huseen - Xasan Mataan
  23. Guled Cabdi Sheekhaash
  24. Ismacail Maxamed Gadiid
  25. Cabdirisaaq Xuseen Balayax
  26. Mukhtar Axmed Sh. Adan – Taysa
  27. Yusuf Xuseen Cabdale
  28. Siciid Axmed Yusuf
  29. Mowliid Cumar Faarax - Kabo Yare
  30. Cabdirashiid Cabdi Maxmed – Fiil
  31. Maxamed Siciid Cagadable
  32. Mustafe Xaaji Aadan
  33. Siciid Maxamed Yusuf
  34. Khadar Abokor Cabdilaahi
  35. Yusuf Caawiye
  36. Fu,aad Cabdilaahi Weerar
  37. Maxamed Cumar Maygaag
  38. Cabdi Cali Mahdi
  39.  Cabdikarin Ismacil Maxamed
  40. Cabdi Abaadir Maygag
  41. Cabdirahmaan Maxamed Qalib
  42. Maxamed C/lahi Yasin
  43. C/Salaan Cali Cilmi
  44. Yusuf C/lahi Yasin
  45. Maxamed A Gondleh
  46. Rashid Cali Farah
  47. Caydarus Ahmed Cali
  48. Yasin Cabdi Dunad
  49. Maxamud Maxamed Xassan
  50. Xasan Xuseen
  51. Cabdil Qaadir Cumar
  52. Ibrahim Cabdilahi Cumar
  53. Axmed Yusuf Cabdi
  54. Abaadir Cali
  55. Mustafe Maxamed Gadiid
  56. Cabdiraxmaan Dalal
  57. Cabdi Rashid Ismaciil
  58. Cali Cabdi Ismaciil
  59. Maxamed Cali Axmed
  60. Maxamed Jamac
  61. Cabdi shakur Axmed Yusuf
  62. Yusuf Xuseen Yasiin
  63. Maxamed Xaashi Maxamed
  64. Yasin Nuur Warsame
  65. Fahmi Axmed Cabdi
  66. C/nuur Cismaan Xasan
  67. Mustafe Warsame Axmed
  68. Axmed Farax Cilmi
  69. Saleeban Xusen Mooge
  70. Cabdi Ismaciil Isaaq
  71. Maxamed Axmed Xirsi
  72. Cabdilaahi Xasan Cabdale
  73. Amiin Cali Cabdi
  74. Yusuf Ismaciil Xasan
  75. Maxamed Maxamud Axmed
  76. Yasin Farax Meecad
  77. Axmed Xaji Xuseen
  78. Yusuf Dhamac Xasan
  79. Cabdi Casiis Faarax
  80. Muse Cilmi Cabdi
  81. Maxamed Cabdi Xuseen
  82. Maxamed Cabdilaahi Wacays
  83. Maxamed Ibraahim Xassan
  84. Mustafe Cali Nuur
  85. Cabdirashiid Nuur
  86. Faarax Cali Yaxye
  87. Maxamed Nuur Mooge
  88. Cabdilaahi Ismacil
  89. Xuseen Dayib
  90. Cali Warsame Xassan
  91. Maxamuud Hoori Cali
  92. Maxamuud Cabdilaahi Kaahin
  93. Cabdirashiid Xuseen Bookh
  94. Kaahin Yoonis Buux
  95. Cabdirasaaq Bulxan Maxmaed
  96. Yasin Cumar Xirsi
  97. Kaysar Yusuf Odawaa
  98. Cismaan Nuur
  99. Muxumed Qalinle Cilmi
  100. Axmed Dahir Cilmi
  101. Cabdiqadir Cali Qawdan
  102. Nuur Cali Qawdan
  103. Hannad Yaasiin
  104. Iid Dahir Khayre
  105. Maxamud Xaad
  106. Cabdiwaaxid Sulub Mire
  107. Maxamud Ilyaas
  108. Ismaciil Maxamuud Maxamed
  109. Khalid Cumar Maxamed
  110. Maxamed Axmed Cali
  111. Axmed Cali
  112. Kayse Iimaan Ismacil
  113. Idiris Xuseen Maxamed
  114. Yusuf Kaahin Warfaa
  115. Cabdiqani Muuse Daahir
  116. Cabdifatax Cabdiwahab Maxamed
  117. Ahmed Osman
  118. Hussein Ahmed Aided

119) Abaadir Cali 

 

120) Abaadir Muuse Diiriye

 

121) Amiin Cali Cabdi 

UK

122) Axmed Cali

UK

123) Axmed Ceydiid Cali  

UK

124) Axmed Dahir Cilmi 

UK

125) Axmed Farax Cilmi 

UK

126) Axmed Maxamed Yuusuf

UK

127) Axmed Xaji Xuseen

UK

128) Axmed xasan cali 

UK

129) Axmed Yusuf Cabdi 

UK

130) Bashiir Ciise

UK

131) C/nuur Cismaan Xasan 

UK

132) C/Sallaan Cali Cilmi 

UK

133) Cabdi Abaadir Maygag 

UK

134) Cabdi Cali Mahdi 

UK

135) Cabdi Casiis Faarax 

UK

136) Cabdi Geerash

UK

137) Cabdi Ismaciil Isaaq 

UK

138) Cabdi Koosaar Abokor

UK

139) Cabdi Qaadir Cumar 

UK

140) Cabdi Rashid Ismaciil 

UK

141) Cabdi shakur Axmed Yusuf 

UK

142) Cabdi Yuusuf Cige

UK

143) Cabdifataax Sixiic Axmed

UK

144) Cabdifatax Cabdiwahab Maxamed 

UK

145) Cabdikarin Ismacil Maxamed 

UK

146) Cabdilaahi daarood xasan 

UK

147) Cabdilaahi Ismacil 

UK

148) Cabdilaahi Maxamed Cali

UK

149) Cabdilaahi Xasan Cabdale 

UK

150) Cabdiqadir Cali Qawdan 

UK

151) Cabdiqani Cismaan Xandule 

UK

152) Cabdiqani Muuse Daahir 

UK

153) Cabdirahamaan Xasan Cali

UK

154) Cabdirahmaan Maxamed Qalib 

UK

155) Cabdirahmaan xasan cali Gaas

UK

156) Cabdirasaaq Bulxan Maxamed 

UK

157) Cabdirashiid Cabdi Maxamed - Fiil 

UK

158) Cabdirashiid Nuur 

UK

159) Cabdirashiid Xuseen Bookh 

UK

160) Cabdiraxmaan Dalal 

UK

161) Cabdirikas Xasan 

UK

162) Cabdirisaaq Xuseen Balayax 

UK

163) Cabdiwaaxid Sulub Mire

UK

164) Cali Cabdi Ismaciil 

UK

165) Cali Warsame Xassan 

UK

166) Caydarus Ahmed Cali 

UK

167) Cismaan Nuur 

UK

168) Faarax Cali Yaxye 

UK

169) Fahmi Axmed Cabdi 

UK

170) Fu,aad Cabdilaahi Weerar

UK

171) Guuleed Cabdi Sheekhaash 

UK

172) Hannad Yaasiin 

UK

173) Ibrahim Cabdilahi Cumar 

UK

174) Idiris Xuseen Maxamed 

UK

175) Iid Dahir Khayre 

UK

176) Ismaaciil Cumar Xasan 

UK

177) Ismacail Maxamed Gadiid 

UK

178) Ismaciil Maxamuud Maxamed 

UK

179) Kaahin Yoonis Buux 

UK

180) Kaysar Yusuf Odawaa 

UK

181) Kayse Iimaan Ismacil

UK

182) Khalid Cumar Maxamed

UK

183) Maxamed A Gondleh 

UK

184) Maxamed Axmed Cali

UK

185) Maxamed Axmed Xirsi 

UK

186) Maxamed baashe Awcali 

UK

187) Maxamed C/lahi Yasin 

UK

188) Maxamed Cabdi Xuseen 

UK

189) Maxamed Cabdilaahi Wacays 

UK

190) Maxamed Cabdillahi Yaasiin 

UK

191) Maxamed Cali Axmed 

UK

192) Maxamed Cumar Macaash 

UK

193) Maxamed Cumar Maygaag

UK

194) Maxamed Ibraahim Xassan 

UK

195) Maxamed Jamac 

UK

196) Cabdillaahi Cabdi
197( Maxamed Mahdi
cali 

UK

198) Maxamed Maxamud Axmed 

UK

199) Maxamed Nuur Mooge 

UK

200) Maxamed Siciid Cagadable 

UK

201) Maxamed Xaashi Maxamed 

UK

202) Maxamed X. Cali 

UK

203) Maxamed Yuusuf Cali 

UK

204) Maxamed Yuusuf Cumar

UK

205) Maxamud Ilyaas 

UK

206) Maxamud Maxamed Xassan 

UK

207) Maxamud Xaad

UK

208) Maxamuud axmed Xaaji 

UK

209) Maxamuud Cabdilaahi Kaahin 

UK

210) Maxamuud Hoori Cali 

UK

211) Maxamuud maxamed Sheekh 

UK

212) Mowliid Cumar Faarax - Kabo Yare 

UK

213) Mubaarik Xasan Tamuuje

UK

214) Mukhtar Axmed Sh. Adan - Taysa 

UK

215) Musatefe Daauud

UK

216) Muse Cilmi Cabdi 

UK

217) Mustafe Cali Nuur 

UK

218) Mustafe Ceydiid Cali 

UK

219) Mustafe daahir Barkhad

UK

220) Mustafe Maxamed Gadiid 

UK

221) Mustafe Warsame Axmed 

UK

222) Muxumed Qalinle Cilmi 

UK

223) Nuur Cali Qawdan 

UK

224) Nuur Xaaji Xuseen Cumar Xaashi 

UK

225) Rashid Cali Farah 

UK

226) Saleeban Xusen Mooge 

UK

227) Shuuqi sanyare xaaji cali 

UK

228) Siciid Axmed Yusuf 

UK

229) Siciid Maxamed Yusuf 

UK

230) Siciid Yuusuf Cumar 

UK

231) Xasan Huseen - Xasan Mataan

UK

232) Xasan Xuseen 

UK

233) Xuseen Axmed Ceydiid

UK

234) Xuseen Dayib 

UK

235) Yasin Cabdi Dunad 

UK

236) Yasin Cumar Xirsi 

UK

237) Yasin Farax Meecad 

UK

238) Yasin Nuur Warsame 

UK

239) Yusuf C/lahi Yasin 

UK

240) Yusuf Caawiye 

UK

 

 

241) Yusuf Ismaciil Xasan 

UK

242) Yusuf Kaahin Warfaa

UK

243) Yusuf Xuseen Cabdale 

UK

244) Yusuf Xuseen Yasiin 

UK

245) Yuusuf Cabdillaahi Yaasiin 

UK

246) Siciid Maxamed Cumar

UK

247) Idiris Garow Diiriye

UK

248) Maxamuud Cabdi Aadan 

UK

249) Maxamed Handulle

UK

250) Khadar Cabdi Jaamac

UK

251) Axmed Maxamuud wayab

UK

252) Cabdirahamaan Maxamed

UK

253) Axmed Xaaji Xuseen Cumar

UK

254) Maxamed Cabdillaahi Xuseen 

UK

255) Xamse Xasan Muuse

UK

256) Mustafe xaaji Nuur

UK

257) Axmed Ismaaciil Cumar 

UK

258) Carab Guuleed

UK

259) Macamuud Cali 

UK

260) Maxamed Aadan Xasan 

 

Liiska Norway

1. Ahmed Abdullahi Obsiye

2. Jama Ali Osman

3. Omar Darood Hassan

4. Mohamed Egeh Cute

5. Abdulqadir Odowa Awale

6. Mohamed Yousuf Guleid

7. Abdisalam Aw Isse Maaweel

8. Sh. Mohamoud Abdillahi Isse

9. Mohamed Tahar Sulub

10. Isse Farah

11. Ali Abdillahi Bulhan

12. Moahmed Maaweel

13. Ibrahim Daud

14. Ismail Cadduur

15. Mustafa Tahar Sulub

16. Abdirahim Omar

17. Mohamed Difoo

18. Mohamed Abdillahi Cade 

19. Ali Mohamed Nour (Ali iid)

20. Awal Ahmed Abdullahi

19. Abdi-amin Dahir Abdullahi

20 Ahmed Jibril

21. Mohamed Ahmed Ali

22. yousuf Mouse

23. Abdi Muhumed Madar (Abdi Gujis)

24. Abubakar Haybe

25. Ahmed Ibrahim Ainan

26. Abdirasak Ibrahim Ainan

27. Ismail Osman Otorosee

28. Hamsa Foodyacay

29. Hussein Omar

30. Ismail Qase

31. Hassan Looyar

32. Abiib Abdillahi

33. Ahmed Hashi

34. Abdillahi Mohamed Ali

35. Sulub Ismail H. Warsame

36. Mubaarek Sharif Ali-abuu-shanaf

37. Abdi Nur (Dheereeye)

38. Abdiqadir Ibrahim Ainan

39. Hassan yousuf Guleid

40. Awil Ahmed Geele

41. Abdullahi Sh. Daud

42. Abdillahi Darod Hassan

43. Abdi Koosaar Awad

44. Mohamed Koosar Awad

45. Mohamed Habarwaa

46.  Axmed Mohamed Madar

47. Sulieman Mohamed Obsiye

 48. Khalid Xassan Tamuuje

49. Mukhtar Aliyare

50. Mohamed Omar (Bensel)

Dalalka Khaliijka:

1) Abdi Yonis Xaad

2) Ali Muse Xaaji Yousuf

3) Axmed Xussein Ismaciil

4) Khadar Digaale Saciid

5) Aden Sulub Ciise

6) Saleebaan Yousuf Maxamed

7) Cabdillahi Cali Yaxeen

8) Faisal Jibriil Saleebaan

7) Maxamed Kenadiid

8) Saciid Yousuf Hurre

9) Faysal Maxamed Caydiid

10) Xussein Aw-Maxamoud Yousuf

11) Xassn Aw-Ismaciil 

12) Cabdihadi Jamac Cilmi

13) Ismaciil Cabdi Bacad

14) Cabdi Xirsi

15) Axmed Mohamed Geelle

16) Fuad Cabdiraxman Muxumed  

18) Abshir Cabdillahi Xassan

19) Cabdillahi Maxamed Ismaciil

20) Axmed Yousuf Jamac

21) Xassan Faarax Caalin

22) Cabdi Maxamed Aden

24) Cabdi Maxamoud Digaale

25) Dayib Cismaan

26) Waliid Taanishle

27) Maxamed Yousuf Cabdi

28) Maxamoud Jamac  Gadhyare

29) Saciid Yasiin Samater

30) Axmed Maxamed Cisman

31)  Cabdillahi Cabdi Cadaani

32) Axmed Muxumed Ducaale

33) Ismaciil Baruud

34) Cabdiraxman Cali Jaamac 

35) Ahmed Cabdiraxman Cumar-Xaashi

36) Abdirazaqa Axmed Hurre

37) Khadar Barre Axmed

38) Ahmed Ibrahim Hassan

39) Adam Abdi Farah ( Mandeeq)

40) Muse Ahmed Jama

41) Koos Maxamed Hayaan

42) AHMED OMER ABDILLAHI [GURAY DALOLDHO]

43) ISMAIL MUSE JAMA [DANIYEH]

44) AHMED OMER GARAACATO

45) -MOHAMED ABDI BIKEE

46) YASSEIN XASAN XARUURI

47) MAHAMED ABDI SARHAYE

48)  SAEED MUSE ILDAB

49) MOHAMED ABDI BIIRSHE

50) DAUD JAMAC COOMEY

51) Fuad Xaaji Carab 

52) Cumar Gahayr

53) Jamac Ibrahim Guuleed 

54) Ibrahim Muse Diini

55) Mohamoud Hussein Ismail

56)  Maxamed Xirsi

57)  Rashid Cabdi Garaw  

58) Cabdillahi Mahdi Ibrahim

59) Ahmed Carab Xassan

60) Sacmaal Cabdi Xabashi 

61) Maxamed Xassan Gaxnoug

62) Cali Cabdillahi

63) Ahmed Mohumed Ducaale

64) Ahmed Maxamed Dualeh

65) Cabdi Muxumed

66) Liibaan Bare Awgaab

67) Cabdi Balayax

68) Ahmed Cabdallah Cige

69) Jiciir Xaaji Xussein

70) Hussein Ahmed-yasiin Cumar Xaashi

71) CAbdiraxman Maxamed Xussein 

72) Ahmed Muse (Germal)

73) Omer Taanishle

74) Cabdillahi Cali Kaariye

75) Cali Xassan Cali Mataan

76) Sulub Cabdillahi Guray

78) Xassan Warsame

79) Maxamoud Gaas Cali

80) Ismaciil Xussein Kharbud

81) Noux Cumar Xussein

82) Axmed Ismaciil Ibrahim

83) Khadar Axmed Ismaciil

84) Farax Xassan Shirwac

85) Taha Cabdullah Farax

86) Cali Axmed Cali

87) Xussein Libaax Buureed

88) Faysal Xussein Askar

89) Saciid Cumar Badmax

90) Abdiraxman Habane

91) Cabdillahi Qawdhan

92) Ismaciil Maxmoud Saciid

93) Cabdi Xaashi

95) Cabdi Yonis

96) Yasiin Yousuf Xisris

97) Nour Mohamed Farah

98) Xassan Maxamed (Khumaini)

99) Abdirahman Shukri

100) Axmed Maxamoud Gaab

110) Cabdo Adam Guray

111) Saxardiid Cabdi Badawi

112) Maxamed Cabdi Badawi

113) Axmed Galas

114) Cabdilahi Cadhoole

115) Axmed Ismaciil (Dhabadhabo)

116) Muse Ismaciil Xaashi

117) Ismaciil Cabdi Cilmi 

118) Rashiid Cumar Dahir

119) Col.Cabdillahi Axmed Barre

 

120) Cabdiraxman Maxamed Yey

 

121) Saciid Yasiin Samatar

 

122) Cumar Xussein Aden (Jarram)

 

 

Guul iyo Gobanimo

 

Ahmed Abdullahi Obsiye

Oslo, Norway

 

Powered By Joomla Tags


Newer news items:

Last Updated ( Wednesday, 09 September 2009 )
 
< Prev   Next >
Fikradaha Articles
Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Oo Kulan Ku Qabanaya Magaalada Oslo.

Waxa dhamman si Sharaf iyo maamuusba leh loogu war gelinayaa Jaaliyadda Somaliland ee ku nool magaalada Oslo iyo Nawaaxigeeda in uu joogo magaala madaxda Oslo Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Mudane CABDIRAXMAAN CABDILLAAHI ( CIRRO )

 
Tacsi Geeri Naxdin Leh

Dhamaan dadkaasi waxay Tacsi u dirayaan Qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuum Mustafe Daahir Ibraahim oo shalay ku geeriyooday shil gaadhi oo ka dhacay dalka Jabuuti, waxaanay marxuumka ilaahay uga baryayaan inuu janadii ka waraabi

 
Googaalaysiga Siyaasada, Waa Maxay Siyaadi?

Inan yar baa Abihii u tagay markaasi waydiiyey 'Aabo waa maxay siyaasadu'?  Aabihiiba waxaa u yidhi,' Inankaygii wacnaayow i kaadi aan isku dayo in aan kugu sharaxo habkane: Waxaan ahay nin qutal yoomkiina idin soo raadiya oo u soo shaqeeya reerkeena, sida la ajligeed igu yeedhba in aan  ahayn Hantigoosad

 
Aan hanbalyayno Golaha Guurtida Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale

Maanta dhiilladu waa doorashooyinka baaqday. Waa kuwa waqtigoodii dhow yahay ee qaabka Golaha Guurtida loo soo dooranayaa ka kow tahay. Waa ta Golayaashii Degaanka ee muddo-dhaaftay ee u baahan in dib loo muddeeyo si xeradii iyo xeyndaabkii sharciyadda loogu soo noqdo

 
Xaflad Manchester Feb 20th 2010

Xaflad balaadhan oo ay soo agaasimeen laamaha Xisbiga Qaranka ee Kulmiye ee Greater Manchester iyo Liverpool, ayaa ka dhici doonta magaalada Manchester, maalinta bishu tahay Feb 20 2010 wakhtiga 1-6 pm

 
The Mourning Tree- the autobiography of Mohamed Barud Ali Saturday, 20 Feb. 2010 at 4pm

Kayd Somali Arts and Culture in collaboration with redsea-online.com is proudly inviting you to the presentation of new book: 'Weerane' (The Mourning Tree)

 
Maasada Xigmadii-Tasowday

Maansadan  waxaa layidhaahda  Xigmadii-Tasowday waxaa midhahiisa curiyey ama sameeyay abwaanka  Sannadka 2010 Abwaan cabdinaasir axmed muuse "cabdinaasir macalin" , Anigoo tusaale ka bixinaaya markii aan arkay suugaantii oo la boobay  
 

 
Anglo-Somali Society Meeting, Wednesday 24 February 2010

The nearest underground stations are Great Portland Street, Warren Street, and Euston. The venue is the upstairs CONFERENCE ROOM, approached through a door to the left of ‘reception’

 
YAA YIDHI DONALD PAYNE waa Cadowga Somaliland?

Waxa beryahan dambe noqday bartilmaameed xildhibaanka Aqalka Wakiilada (House of Representatives) ee Maraykanka ee la yidhaado Donald Payne. Donald Payne oo ka mid ah Xisbiga Dimuqraadka ilaa iyo 1988 laga soo doorto gobolka New Jersey

 
Black Mabba Boy by Nadifa Mohamed

Kayd Somali Arts and Culture is pleased to invite you to the presentation of new book; 'Black Mamba Boy' by Nadifa Mohamed. Join us to discuss this new novel with the author on Friday,12 Feb. 2010 at 6:30pm -9:00pm, Oxford House, Derbyshire Street, Bethnal Green, London E2 6HG

 
Xaajib Mansuur: Qiso ay Muhiim Tahay inaad wax ka Ogaatid

Xaajib Mansuur wuxuu ahaa madaxdii ugu magaca waynayd ee soo marta dawladdii Andulus magaciisa caadigii waxa weeye Mohamed bin abii Caamir noloshiisii hore wuxuu la noolaa laba nin oo dameer layaal ah{dameeraha dhaqa} isaga iyo labadaa ninba waxay ka shaqayn jireen arrimaha dameeraha

 
SNM anigaa ahaa, aqoonsigeediina waa kan, ninkay la dagaallamayseyna ima bari karo

Abdillaahi Ahmed Yuusuf Xeef oo loo yaqaanno timacadde degenna waddanka Denmark ayaa aqoonsigan isaga ah iska leh kuna deeqay si madmadow ga, dafiraadi waa halkeede, uu uga saaro waxay SNM-tu billowgii halganka iyo badhtankiisiiba aaminsanayd

 
U.S. Supreme Court to Hear Case against Former Somali Minister of Defense One Month from Today

The case pending before the Supreme Court, Samantar v. Yousuf, brings claims against Somali General Mohamed Ali Samantar for torture, rape, and mass executions committed against the civilian population of Somalia during the 1980s. Argument is scheduled for March 3, 2010

 
Hadii Xukumada Somaliland U Ogaalatay Idaacado Shisheye Inay Ka Hawl Galaan Gudaha Dalka, iyaba.....

Hadii Alshabab Tidhi Ama Xarakatul Mujahidin Shabab Noogu Yeedha Ama Na Daaya', Somaliland Miyey Odhan kari Wayday Noogu Yeedha Jamhuuriayda Somaliland oo naga daaya Iskku Magacowday iyo Maamuulka Somalilnad hadii Kale Wadanka Nooga Baxa. Yaa Laga Sugaya Go'aanka Uu Hiilinaya Magaca Somaliland

 
Xuska Sannad Guurada 37aad ee ka soo wareegtay Geerida Marxuum Cabdillahi Suldaan Timacadde

Maamulka Shabakadda Wararka ee Timacadde News Network TNN, www.Timacadenews.com  , Wuxuu kugu martiqaadayaa ka soo qayb galka Munaasibad lagu xusayo Sanadguuradii 37aad ee ka soo wareegtay geeridii  Halyeygii Timacadde

 
Xisbiga UCID oo u kala qaybsamay kooxo Siyaasad ahaan aad kula fog.

Mudo dheer marka aad maqasho  magaca  Xisbiga UCID,waxaa markiiba maskaxdaada ku soo dhici jiray,shaqsiyaad  gaar ah amase qaar ka mid aasaasayaashii Xisbiga  UCID,sidoo kale waxaa kugu soo dhici jiray erayo siyaasadeed oo iska soo horjeeda,qurba joognimo iwm

 
A Letter I Handed Over The UK and Common Wealth Foreign Secretary David Miliband

I recently had a chance to meet with the foriegn and common wealth secretary of united Kingdom David Miliband while he was attending an international conference organized by the help  disaster of Haiti in Coventry City

 
Musharaxa madaxweyne ku xigeenka xisbiga UCID, Oo la Kulmi doona Jaaliyada Somaliland ee Holand

Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan taageerayaasha xisbiga Ucid iyo dhammaan shacabka reer Soomaaliland ee ku dhaqan dalka Holland in ay inagu soo fool leeyihiin Wefti balaadhan oo uu hogaaminayo musharaxa madaxweyne ku xigeenka xisbiga UCID

 
MUHA DAAHIR BILAD QARAN AYEEY U QALANTAA. Qalinkii Ismail M Gadiid

Marwo Muha Dahir waxey u qalantaa bilad Qaran, oo ay ku mutesatey dedaalka, geesinimada iyo xirfada/xikmada ay ku jebisey deyrar fara badan oo inta badan ku adkaatey dhigeed iyo dheeraadba, waxaan qormadan kooban u hibeynayaa uguna  hanbalyeeynayaa

 
A California Reckoning in a Case of Abuses Abroad

The three refugees from Somalia came to the Bay Area several years ago to escape the violence of their homeland, to put the terror behind them. But they were shocked to learn in 2002 that a former Somali official they believed responsible

 
INTA RUUX WAX GAADHSIIN KARAA WEY GUN DHOWDAHEY

Afku wuu I hud-hudayaa hadal buu ileeyahey, gacantuna u holatey iney qalinka hiigsato, ka dib markaan ka halacsadey geeska.net ganey iyo hadraawi  (ALLAH ayaa ina lehe HADRAAWOOW maxaanu ku boobney) kolkaad suugaan irmaan ku booba nagu anqariseen 26 sanno ayaa laga joogaa

 
Leg Ninkii Siiyey Dishaa Liidda Doqoneede

Midna waxaa odhan lahaa Shacabk weynaha Somaliland marka Regime ina Riyaale leeyihiin Muj Silanyo ayaa Federal doon ah, taa macneheedu waxa weeyeen ineynu nahay dad maskaxdooda wax kasta lagu shuban karo ama laga dhaadhicin karo

 
Voice of America (V.O.A )Waa Cadawga Kowaad Ee Somaliland

Muhiimadda  warbaahintu ay leedahay waxaa lagu masaalaa inay tahay  awooda afraad ee uu qaran ku dhisan yahay sida ; fullinta , Xeer-dajinta iyo Garsoorka ,  warbaahinta  waa hubka labaad ee uu qaran adeegsaddo

 
Taariikh Nololeedkii Marxuum Wariye Xariir Faarax Ducaale

Waxa Tacsi u Diraya Ehelka iyo Qaraabada iyo Dhamaan umada reer Somaliland ee uu ka baxay Marxuum Xariir Faarax Ducaale Shabakada Halganews iyo dhamaan Madaxda Hay’adaha Warbaahinta iyo Suxufiyiinta reer Somaliland

 
Tahniyad Meher: Khadar Baaruud Cumar & Nimco Daahir Cige

Shabakadda Halganews iyo Maamulka iyo Shaqaalaha Shirkada AFRICA ON-LINE iyo dad kale oo aad u tira badani waxay tahniyad kal iyo laab ah u dirayaa Khadar Baaruud Cumar iyo Nimco Daahir Cige oo meherkoodu ka dhacay magaalda Hargeisa. 

 
Ayaa ka danbeeyay shirqoolkii qabashada mujaahid qarxiye iyo welwel ku dhashay dadka u dhashay awdal

Waxaa sida wararka laga sheegay shalay galabtii lagu gaaday mujaahid qarxiye isagoo fadhiya meel ka mid ah dabakaayooyinka lagu shaaho halkaas oo lagu qabtay kadibna loo taxaabay jeelka madheerada isagoo la mariyay wadada qarfaha ah ee garab marta alaybaday

 
Libaaxu Muuska Ma Cunaa?

Libaax ku jiray xerada xayawaanka Hindiya ayaa ku gaajooday oo la siin waayay hilib ku filan. Wuxu Alle baryay in uu mar uun ka baxo dhulkiisan uu ku gaajaysan yahay oo uu tago waddan uu ku dhergo

 
Hambalyo Meher: Khadar Baaruud Cumar iyo Nimco Daahir Cige

Dhammaan ardeydii reer Faarax Oomaar, dhammaan ardeyda ka baxday jaamacadda Hargeysa, dhammaan aqoonyahannada, waxgaradka iyo dhammaan dhallinyaradana xaga hoose ku qorani ee kala ah

 
What is going on the House of Elders is it Disagreement or Disgrace?

The Somaliland constitution was set out the main principle of consultation and compromise when it comes to the difficult issue and respect of the independence of the three branch of the State. Each of them guards the sovereignty of the state and continuity of the task of the nation with according the rules and regulation laid down to them

 
Hambalyo Meher Khadar Barud iyo Nimo Dahir Cige

Dhamaan dadkani waxay hambalyo u dirayaan Khadar Baaruud Cumar & Nimco Daahir Cige oo meherkoodu ka dhacay magaalda Hargeisa

 
Maxaan Awdal iyo Salal u dooran Karin Rayaale?

Shaqsi waloo xil u haya dadweynaha waxaa xaq loogu leeyahay in lala xisaabtamo. Xaqiiqadaasi maaha mid looga bartay Awdal iyo Salal, waana arinta salka u ah jahawareerka siyaasadeed ee ku habsaday Gadabuursi taniyo 1991

 
Baaq Ku Socota Dhalinta iyo Dadka Reer Somaliland

Hadii aanu nahay dhalinta reer somaliland ee waxa ka barata Minnesota waxaanu aad iyo aad uga xunahay dadkii axmaqa ahaa ee isku dayday in hed aanu rabi goyn ay gooyaan oo aay isku dayaan in aay dilaan sheekh ama caalin Adan Xaaji mahamuud oo runtii ah sheekh karaamo iyo cisi iyo sharaf eebaha weyni ugu deeqay

 
Muxuu pension u qaadan waayay?

Waxa uu ahaa raad-barad. Waxayna ku beegnayd dabayaaqadii Siddeetamaadkii, markii Mooge iyo qoyskiisu soo galeen Yurub iyagoo ka soo qaxay dagaaladii qadhaadhaa ee wakhtigaa socday. Qoyska Mooge waxa uu ka mid ahaa qoysaskii ugu horeeyay ee Soomaaliyeed ee soo gala wadankan iyagoo magangalyo doona

 
Ogaysiis: Baroordiiqda Ambassador Maxamuud Saalax Nuur Fagadhe

Urur jaaliyadeedka West London Somaliland Community,wuxu dadwaynaha reer Somaliland ee dagan magaalada London ogaysiinaya in ururku qaban-qaabinayo munaasibad loogu baroordiiqayo oo lagu xusayo, eebe naxariistiisii jano haka waraabiye, taariikhdii marxuum Ambassador Maxamuud Saalax Nuur (Fagadhe)

 
Halkuu Biyo Dhigan Doona Muranka Dhexyaala Guurtidu?

Sida Ayna Madexweyne Ku Xigeenka Somaliland Ugu Banaanayn In Uu Kala Diro Golaha Wasiirada Madexweynahoo Maqan, Ayey Xaaran Uga Tahay Ku Simaha Golaha Guurtidu In uu Wax Ka Badal ku Sameeyo Golaha Joogtada Ee Guurtida

 
Marxuum Maxamuud Saalax Nuur (Fagadhe) Wuxuu Ahaa Siyaasi ka Koray Dharabta Beesha

Marxuum Fagadhe, wuxuu ka mid ahaa faro-ku-tiriska ku dadaalay horrumarinta bulsho waynta Somaliland amma Soomaaliyeedba iyo horumarinta xorriyaadka muwaadiniinta, taas oo ka soo jeeda muddada dheer ee uu ku jiray halganka

 
Gudiga Doorashada: Waa Waajib Qaran in La is barbar Taago lagana ilaaliyo Turrunturrooyinka

Tan iyo maalintii uu Baarlamaanka Somaliland codka aqlabiyada ah ku ansixiyay Xubnaha Gudiga Doorshayooyinka Qaranka ee Somaliland taariikhdu markay ahayd  24kii bishii Oktoobar ee sanadkii  2009 ayaa waxaa si cad u muuqata in ay Gudigaasi ay talaabooyin aad u heer sarreeya oo lagu diirsaday ay ku dhaqaaqeen mudada gaaban ee ay xilka hayeen

 
Yaa ka Masuul ah Dhibaatooyinka Haysta Darbi Jiifka Somaliland?

Sidaynu wada ognahay dhibaatada haysata darbi jiifka s/land marka aad eegto gaar ahaan magaalada hargaysa ama aad indho indhayso waxad ku arkaysaa dhalinyaro da,doodu udhaxayso 6-sano ilaa 20-sano oo wadaayinka iyo darbiyada Hargaysa Xabag la taagan, taasi oo maalinba maalnta ka dambaysa isa soo taraysa

 
Ogaysiis

dadwaynaha somaliland ee ku nool wadanka Finland, in maalinta ay bishu tahay 9.1.2010 ee sabtida ah, uu ka dhicidoono shir balaadhan caasimada Finland ee Helsinki gaarahaan xaafadda kontula

 
Hambalyo Meher

Dhaman dadkaas oo dalka dibadiisa iyo gudihiisaba kala jooga waxay hambalyo iyo boogaadin meher u dirayaan, Amaal Mohamed Hassan iyo  Ahmed Yusuf Guuleed oo meherkoodu ka dhacay dhawaan magalada Hargeisa

 
  @copyright (C) 2003 - 2009 Halganews