Dahabshiil
telcom
Sl-radio
Radiyow Horyaal
Radiyow Hargeisa
Bbc Somalilga
11:00 GMT
14:00 GMT
18:00 GMT
Radio-shabelle
Codka Somaliland
Radiohormuud
Radiogolis
Radiowaaberi
Radio-Waaheen
S-land-links
Aftahan.com
AwdalNews
Caynabo
Hadhwanaagnews
Hoyga-suugaanta
Hargaysanews
Hargeysa.org
Haatuf
Jamhuuriya
Qarannews.com
Radio-Somaliland
Redsea-Online
Somalilandforum
Somalilandnet
Somaliland.org
Somaliland-center
Somalilandfuture
SDWO
Sooyaal.com
Saaxil-net
Tvsomalilandeurope
Somaliland-Today
Togdheer News
Togdheersports
Sanaag-Web
Somaliland-talk
Golis-News
Somaliland-Edu
Somalilandnews.info
SomalSports
Gabiley News
Djiboutination
DjibTalk News
Ramaas News
Farshaxan
Somalilandnation
Lughaya
Harowo
Salal News
Visit Somaliland
Somaliradio
Radiyow-Garoowe
Radiyow-SBS
Radiyow-S-Sweden
Radiyow-Copenhag
Radiyow-Warsan
Radiyow-Banadir
Radiyow-Xoriyo
Radiyow&Tv-Jabuuti
Radiyow-Qaran
Radiyow-Dalmar
Radiyow-Sagal
Radiyow-Som(USA)
Rstvonline.com
Somalilinks
Aayaha.com
Amin-Arts
Allpuntland
Alldalka.com
Ayaamaha
Afrikadabari
Arlaadinet
Allsafaari-video
balcad.com
Biyokulule.com
Bulsho.dk
Banaadir.city
Buluugleey.com
Banadir.com
Baidoa.com
Buurhakaba.com
cadaado.net
Cayaaraha.com
Ceelbuurnet
Ceelbuur.com
Dayniile.com
Deeyoo.com
Dhahar.com
Djibnet.com
Gedonet
Geeskaafrika.com
Goobjoog.com
Himilo.com
Hiiraan
Hobyonet
Hornafrik
Jowhar.com
Janaale.com
Jiimonet.com
markacadeey
Midnimo
Mudugonline.com
Onkod.net
Puntlandpost.com
Qaranimo.com
Qorahay.com
Radiofreesomalia
Ruunkinet
Somalitalk.com
Somaliweyn
Somalipost.com
Somalilife.com
Somaliawatch.com
Somaliawatch.org
Somalitribune.com
Somaliuk.com
Somaali.com
Somalimarket
Somaaljecel.com
Somaliaonline.com
Stn-tv.com
Suxufi.com
Ufurow.com
Wardheernews
Widhwidh.com
Linki-Diinta
Altaqwaa.com
Aflax.net
Boqolsoon.com
Benadir-islam.com
Duruus.com/
Dugsi.com
Golaha-Imaamyada
Manhaj Online
Hilinkatoosan
Masjidka-Towfiiq
Masjidka-shaafici
Masjidka-Khalid
Quran-Tafsiir
Risalabookshop
Somaliquran.com
Somalitapes.com
Daarul Cilmi
Tafsiirka
Waano.net
Al Hidaaya
Xisbiyo/ngo
Academy 4 P & Dev
IPR-Institute
Qurbaawi-journal
Systo.org
S-Pictures/Ahmed
S-Chamberofco
Taste Of Africa
Ururka-Sirag
Xisbiga-Kulmiye
Xisbiga-Udub
Xisbiga-Ucid
Ganacsilinks
Ambassador-Hotel
Dahabshiil-Company
Daallo-Airline
Damal-Airline
Maansoor-Hotel
Star-Africanair
Lucky-Star Constar.
Burao-cityplaza
Syndicate
Archive
Home
Links
Latest
kaydka wararka
News-English
Sawirada SNM
Qudbadiii SHeeka
Fikradaha
cajalado
LA soo xidhiidh
SNM History
Somalilandlinks
Fikradaha
Somaliradiyow
Bogaga-Diinta
Somalilinks
Idaacadaha
web
Brightcode Weblinks
 

Khadkii Isgaadhsiinta oo loo Furay Laascaanood iyo dhalinyaro iyo macimiin la sii daayey

Monday, 08 February 2010

Lama garanyo sababta kaliftay in maamulka gobolka Sool ee maxaabiistan 65ka qof ka kooban u gudbiyeen magaalada Caynabo iyo mudada ay halkaas ku xidhnaan doonaan dadkan aya isugu jira arday wax ka barata dugsiyada gaarka loo leeyahay iyo malcaamadaha quraanka, dhalinyaro kale iyo dad waawaynba oo ku dhaqan magaalada Laascaanood, 65kan maxbuus ayaa 25 ka mid ahi ay yihiin dumar halka inta kalena ay isugu jiraan dad waawayn iyo dhalinyaro

Read more... - Khadkii Isgaadhsiint...
 

Shir-gudoonka Guurtida oo Shaaca ka Qaaday Xiliga ay Soo Afjarayaan Khilaafkoodii

Monday, 08 February 2010

Xildhibaan Maxamed Maxamuud Yaasiin (Dheeg) oo isaguna la oogsaday oo ku dhawaaqay hadalkan “Waxaanu ku cel celinay waar khilaaf kale nama hayo  sadexdiinaasi haddii aad  soo midowdaan goluhuna wuu midoobayaa.ilmaadeerayaaloow haddii aydaan midoobayn waxaad na tidhaahdaan sadex kale keena.golahaanan soo dhex fadhiisanaynaa. Khilaafka Golahaa ka weyne iyaanu inaga burburin.”

Read more... - Shir-gudoonka Guurti...
 

Wasiirka Arrimaha Dibada oo ka Waramay Socdaalkiisii Addis Ababa

Monday, 08 February 2010

Wasiirka arrimaha dibada oo ay wehelinayeen madaxda safaaradda Somaliland ee Addis Ababa, iyo wasiirka Finland u qaabilsan EU-da, waxa ay ka wada hadleen xoojinta xidhiidhka wadareed ee u dhexeeya labada dal, iyo sidii ay iskaashi u yeelan lahaayeen dhinacyada dhaqaalaha, waxbarashada, caafimaadka, siyaasadda iyo inay gacan ka gaystaan Horumarinta hawlaha Berbera ‘Koori Door’.

Read more... - Wasiirka Arrimaha Di...
 

Dooni siday Tahriibayaal oo ku soo caariday Xeebaha Sanaag

Monday, 08 February 2010

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Ceerigaabo waxay intaa ku darayaan dadkaa tahriibayaasha ah ee doonidu la soo caariday waxay ka yimaadeen dhinaca maamul goboleedka Puntland, iyagoo sida la sheegay u sii jeeday dalka Yeman, waxaanay badwaynta heehaabaysay doonidaa ay saarnaayeen 54 qof ee tahriibayaasha ahi muddo 7 maalmood ah, ka dib markii doonida ay ku timid cilad dhinaca mishiinka ah

Read more... - Dooni siday Tahriiba...
 

Shirkadda ERIS oo Qiimayn ku Samaysay Hawlaha Doorashooyinka Madaxtinimada Somaliland

Sunday, 07 February 2010

Warbixin kooban oo lagu daabacay websiteka ERIS shirkaddii Ingiriiska ahayd ee deeq bixiyaashu u xuleen inay kala shaandheeyaan macluumaadka diiwaangelinta codbixiyaasha JSL iyo in ay cayimaan wakhtiga doorashadu dhici karto, iyaga oo ka duulaya ARRIMAHA FARSAMADA oo keliya oo aan dhinaca siyaasadda la raacin ayaa si cad u tilmaamaysa in la filayo in doorashadu dhacdo sanadka aakhirkiisa

Read more... - Shirkadda ERIS oo Qi...
 

Macalimiin ay Galeen Raadadka Qaraxyadii Oo lagu Xidhxidhay Laas-caanood iyo Arday u Mudaharaaday

Sunday, 07 February 2010

Xadhigan ay Ciidamada boolisku kula kaceen macalimiintan quraanka ayaa la sheegay in uu ka danbeeyay ka dib markii ay raadad lagu dabajoogay Qaraxyadii ugu danbeeyay ee  ka dhacay magaalada Laascaanood ay galeen dadkan la qabqabtay. Arintaasina ay dhalisay in ay  ardaydii malcaamaduhu ay mudaharaad ka sameeyaan Jidadka magaalada kuwaas oo la sheegay in ay dhagxaan ku tuurayeen xarumaha booliska

Read more... - Macalimiin ay Galeen...
 

Golaha Guurtida oo Jawi Caafimaad Qaba ku Bilaabay Kulamadooda

Sunday, 07 February 2010

Golaha Guurtida Somaliland ayaa shalay fadhigoodii oo u qabsoomay jawi degan oo aanu madasha ka aloosnayn wax khilaaf ahi waxa loo qeybiyay nuqulada wax ka bedelka iyo kaabista xeerka xakamaynta hubka fudud, Fadhigaasi oo uu Guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Md. Saleebaan Maxamuud Aadan, oo ay hareeraha ka fadhiyeen labadiisa Guddoomiye Ku Xigeen

Read more... - Golaha Guurtida oo J...
 

Xukuumadda Somaliland oo soo saartay Qeylo-dhaan Abbaareed

Sunday, 07 February 2010

Sidoo kale, waxa shirkaasi jaraa’id ka hadlay Maareeyaha Haayada aafooyinka dabiiciga ah ee Somaliland  Maxamed Muuse Cawaale ayaa sheegay in dalka ay ka jirto abaar baahsan oo uu xusay in dadweynuhu ugu magac dareen Sima. Waxaanu isaguna beesha caalamka iyo Haayadaha samo falkaba ugu baaqay inay u soo gurmaadaan shacbiga Somaliland isla maraana ay u fidiyaan taageero bini’aadminimo

Read more... - Xukuumadda Somalilan...
 

Muran ka Aloosan Masuuliyadda Xadhig Lagula Kacay Wiil ka Tirsan Qurbo-joogga Beelaha Gabooye

Saturday, 06 February 2010

Suldaan guud ee beesha Muuse-Dheriyo oo ka tirsan beel-weynta Gabooye Suldaan Naasir Cabdillaahi, ayaa ku eedeeyey Guddoomiye-ku-xigeenka Komishanka Xuquuqal-Insaanka Qaranka Mr. Xasan Sheekh Maxamed iyo Boqor Axmed-iid Warsame xadhigga wiil lagu magacaabo Nimcaan Aadan Cismaan oo ah qurbo-joog ka soo jeeda beelaha laga tirada badan yahay oo dalka u yimi

Read more... - Muran ka Aloosan Mas...
 

Khubaro Caalamiya Oo Shir Ku Lahaa Koonfur Afrika oo Ku Taliyay Aqoonsiga Somaliland

Saturday, 06 February 2010

25 xubnood oo iskugu jira aqoonyahano, siyaasiyiin hore xilal kala duwan u soo qabtay, garyaqaano caalami ah, khubaro ku takhasustay qaaradda afrika, iyo ganacsato waaweyn oo u badan kuwa iska leh shariikadaha caymiska iyo maraakiibta ka gooshta gacanka cadmeed oo tiradoodu gaadhaysay 25 ayaa shir balaadhan oo uga socday magaaada Pretoria ee dalka koonfur afrika waxay ka soo saareen baaq

Read more... - Khubaro Caalamiya Oo...
 

Kooxaha Budhcad-badeedka oo Weerarro hubaysan ku qaaday Xeebaha Gobolka Sanaag.

Saturday, 06 February 2010

Subaxnimadii hore ee khamiista ayaa xeradii ciidanka waxa noogu yimid laash yar oo carbeed oo noo sheegay nimankan budhcad-badeedka ah  kaddibna koox askar ah ayaannu ku fuulnay laash ciidanku leeyahay  sidaas ayaana dagaalka dhaawacyadani igasoo gaadheen nagu dhexmaray annaga(ciidanka) iyo budhcad-badeedka  markii danbena xagga badweynta ayay nimankaasi u keceen

Read more... - Kooxaha Budhcad-bade...
 

China oo ku baaqday in wadahadalo Lala Galo Iiraan

Saturday, 06 February 2010

Wadamada China iyo Maraykanka ayaa beryahan xidhiidhkoodu wuxuu ahaa mid kasoo darayey kadib markii uu murran ka dhashay hub ay rabaan Maraykanku in ay ka iibiyaan dalka Taiwan, oo buuq badan keenay, arinta Internetka ee Shirkada Google iyo waliba kulan lagu wado Hogaamiyaha Ruuxiga ee Tibet Mr.Dayla Lama inuu ku tago dalka Maraykanka lana kulmo Madaxweyne Obama, kulankaasi oo ay China si weyn u diiday

Read more... - China oo ku baaqday ...
 

Golaha Guurtida oo Casuumad Kaga Ducaystay Khilaafkii Golaha Kala Qaybiyey

Friday, 05 February 2010

Casuumaddan oo ka dhacday hudheelka Xaraf ee magaalada Hargeysa, isla markaana ay ka qaybgaleen dhammaan 82-ka mudane ee Guurtida iyo shaqaalaha golaha, waxa martiqaadkeeda fidiyey Guddoomiye-ku-xigeenka 1aad ee Guurtida Md. Sh. Axmed Sh. Nuux Furre oo Sabtidii toddobaadkan goluhu ka diiday iscasilaad uu dalbaday

Read more... - Golaha Guurtida oo C...
 

Suld. Maxamed oo M. Rayaale ka Codsaday Fulinta Balantii uu u Qaaday Agoontii Max'ed ism. Bulaale

Thursday, 04 February 2010

Gaarbaan ula hadlayaa madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo balanqaadkaasi laga hayo  midi wuu fulay laakiin kii agoonta aad madaxweyne ka balanqaaday waanu kaa sugaynaa in aad u dadajiso guriga aad tidhi agoontu ka tagay Maxamed Ismaaciil Bulaale waan u habaynayaa dayntii uu u galay qaranka  ama xisbiga UDUB-na wali waa lagu leeyahay habeen walba gurigiisa ayey islaamuhu  hortaganyihiin taasina waa mid dhimasho nagu ah

Read more... - Suld. Maxamed oo M. ...
 

Wasiirka Arrimaha Dibada ee Somaliland oo Addis Ababa kula kulmay Waftiyo

Thursday, 04 February 2010

Mr Carson waxa uu aad ugu dheeraaday sida uula dhacsan yahay horumarka ay Somaliland ay ka gaadhay dhinacyada Nabad gelyada, Siyaasadda iyo Hanaanka dimuqraadiyadeed ee ay hir gelisay, waxana uu u ballan qaaday Wasiirka inuu booqasho rasmi ah ku iman doono Somaliland, waxa kale oo uu is mug leh layskula soo qaaday Arrimihii ay Wasiirka kaga wada hadleen markii uu booqashada rasmiga ah ku tegay dalka Maraykanka

Read more... - Wasiirka Arrimaha Di...
 

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada S.land oo La Kulmay Dhigiisa Barlamaanka Sweden.

Thursday, 04 February 2010

Booqashada uu Gudoomiye Cirro iyo xildhibaan Ibrahim Mahdi Buuba ay ku tageen dalka Sweden waxa ka dembeeyey casuumad ka timi Baarlamaanka Sweden. Intaaney labada gudoomiye kulmin waxa uu Gudoomiye Cirro la kulmey madax ka socota Gudida Distoorka ee Barlamaanka Sweden. Halkaas oo looga waramey sida ay Gudiyada Baarlamaanku u shaqeeyaan guud ahaan, khaastana Gudida Distoorka

Read more... - Gudoomiyaha Golaha W...
 

Maxay Ahaayeen Farrimaha Soo Dhaweynta Axmed Siillaanyo Ee Hargeysa U Gudbinayeen Reer Somaliland?

Wednesday, 03 February 2010

Marka laga tego kumaankumka gaadhi ee yar iyo weynba lahaa rakaabkooduna ahaa taageeraaal soo dhaweynayey guddoomiyaha xisbigaasi ,ayaa waxa jiray dareen kale ,caadifad kale ,iyo siyaasad kale oo saamayn ku yeelatay guud ahaanba caasimadda dalka marka laga yimaaddo xaafadaha iyo jidadka yaryar ee cidhiidhiga ah waxa waddooyinka magaalada ka jiray dareen  lagu muujinayey taageerada loo hayo guddoomiyihii hore  ururka SNM  isla markaana dadka qaarkii soo xusuusisay waagii lagu jiray halgankii lagu riday xukunkii siyaad Barre

Read more... - Maxay Ahaayeen Farri...
 

Gudoomiyaha KULMIYE oo ka Xog- waramay Safarkii uu Dhawaan ku Soomaray Maraykanka & Itoobiya

Wednesday, 03 February 2010

Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Axmed Maxameed Maxamuud (Siilaanyo), waxa uu kulankaas shalayto uu ku qabtay huteel Maansoor ee magaalada Hargaysa ugu mahad naqay xog hayaha arrimaha dibada ee xisbiga KULMIYE Dr. Maxamed C/laahi Cumar oo uu ku tilmaamay tan iyo markii uu xisbigu u magacaabay xoog hayaha arrimaha dibada ee xisbiga KULIMIYE inuu qaaday talaabooyin diblamaasiyadeed oo soo nooleeyay siyaasada arrimaha dibada ee Somaliland

Read more... - Gudoomiyaha KULMIYE ...
 

Madaxa Siyaasada UDUB oo ka waramay Safar uu Dhawaan kaga Soo Noqday Addis-ababa

Wednesday, 03 February 2010

Waxan kula kulmay dhowaan Dalka Ethiopia Wasiiru Dawlaha Wasaarada Arrimaha Dibada Dr, Tekeda Alemu,. Waxan uga mahad celiyey doorkii ay ka qaateen xalinta khilaafkii siyaasadeed ee xisbiyada dalka ee doorashada madaxtooyada ee dib u dhacday iyo sida ay u danaynayeen xasiloonida Somaliland inaanay khatar gelin. iyadoo aanu ka wada hadalay xidhiidhka labada dal iyo sii xoojintiisa

Read more... - Madaxa Siyaasada UD...
 

Xukuumada oo ka Digtay Hab cusub oo looga Ganacsanayo dadka

Wednesday, 03 February 2010

Dadku meelaha ay u tacabiraan ee ay isleeyihiin nolol ka raadsada ayaa waxa jirta dad isu tagay oo xirfad u leh sida dadka lacagta looga qaado, waxaanay ku yidhaahdeen shaqooyin ayaanu  idin siinaynaa waxa dhacda inay siiyaan wax yar dumarka oo kale waxay ku yidhaahdaan shaqo ayaanu idin siinaynaa ayaa haddana wax kale lagu sameeyaa. Xamar oo kale waxa dhacday in carruur la qaatay ka dibna markii dibada la geeyey xubno jidhkooda ka mid ah lala baxay

Read more... - Xukuumada oo ka Digt...
 
<< Start < Prev 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 Next > End >>

Results 1 - 35 of 342
Fikradaha Articles
Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Oo Kulan Ku Qabanaya Magaalada Oslo.

Waxa dhamman si Sharaf iyo maamuusba leh loogu war gelinayaa Jaaliyadda Somaliland ee ku nool magaalada Oslo iyo Nawaaxigeeda in uu joogo magaala madaxda Oslo Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Mudane CABDIRAXMAAN CABDILLAAHI ( CIRRO )

 
Tacsi Geeri Naxdin Leh

Dhamaan dadkaasi waxay Tacsi u dirayaan Qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuum Mustafe Daahir Ibraahim oo shalay ku geeriyooday shil gaadhi oo ka dhacay dalka Jabuuti, waxaanay marxuumka ilaahay uga baryayaan inuu janadii ka waraabi

 
Googaalaysiga Siyaasada, Waa Maxay Siyaadi?

Inan yar baa Abihii u tagay markaasi waydiiyey 'Aabo waa maxay siyaasadu'?  Aabihiiba waxaa u yidhi,' Inankaygii wacnaayow i kaadi aan isku dayo in aan kugu sharaxo habkane: Waxaan ahay nin qutal yoomkiina idin soo raadiya oo u soo shaqeeya reerkeena, sida la ajligeed igu yeedhba in aan  ahayn Hantigoosad

 
Aan hanbalyayno Golaha Guurtida Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale

Maanta dhiilladu waa doorashooyinka baaqday. Waa kuwa waqtigoodii dhow yahay ee qaabka Golaha Guurtida loo soo dooranayaa ka kow tahay. Waa ta Golayaashii Degaanka ee muddo-dhaaftay ee u baahan in dib loo muddeeyo si xeradii iyo xeyndaabkii sharciyadda loogu soo noqdo

 
Xaflad Manchester Feb 20th 2010

Xaflad balaadhan oo ay soo agaasimeen laamaha Xisbiga Qaranka ee Kulmiye ee Greater Manchester iyo Liverpool, ayaa ka dhici doonta magaalada Manchester, maalinta bishu tahay Feb 20 2010 wakhtiga 1-6 pm

 
The Mourning Tree- the autobiography of Mohamed Barud Ali Saturday, 20 Feb. 2010 at 4pm

Kayd Somali Arts and Culture in collaboration with redsea-online.com is proudly inviting you to the presentation of new book: 'Weerane' (The Mourning Tree)

 
Maasada Xigmadii-Tasowday

Maansadan  waxaa layidhaahda  Xigmadii-Tasowday waxaa midhahiisa curiyey ama sameeyay abwaanka  Sannadka 2010 Abwaan cabdinaasir axmed muuse "cabdinaasir macalin" , Anigoo tusaale ka bixinaaya markii aan arkay suugaantii oo la boobay  
 

 
Anglo-Somali Society Meeting, Wednesday 24 February 2010

The nearest underground stations are Great Portland Street, Warren Street, and Euston. The venue is the upstairs CONFERENCE ROOM, approached through a door to the left of ‘reception’

 
YAA YIDHI DONALD PAYNE waa Cadowga Somaliland?

Waxa beryahan dambe noqday bartilmaameed xildhibaanka Aqalka Wakiilada (House of Representatives) ee Maraykanka ee la yidhaado Donald Payne. Donald Payne oo ka mid ah Xisbiga Dimuqraadka ilaa iyo 1988 laga soo doorto gobolka New Jersey

 
Black Mabba Boy by Nadifa Mohamed

Kayd Somali Arts and Culture is pleased to invite you to the presentation of new book; 'Black Mamba Boy' by Nadifa Mohamed. Join us to discuss this new novel with the author on Friday,12 Feb. 2010 at 6:30pm -9:00pm, Oxford House, Derbyshire Street, Bethnal Green, London E2 6HG

 
Xaajib Mansuur: Qiso ay Muhiim Tahay inaad wax ka Ogaatid

Xaajib Mansuur wuxuu ahaa madaxdii ugu magaca waynayd ee soo marta dawladdii Andulus magaciisa caadigii waxa weeye Mohamed bin abii Caamir noloshiisii hore wuxuu la noolaa laba nin oo dameer layaal ah{dameeraha dhaqa} isaga iyo labadaa ninba waxay ka shaqayn jireen arrimaha dameeraha

 
SNM anigaa ahaa, aqoonsigeediina waa kan, ninkay la dagaallamayseyna ima bari karo

Abdillaahi Ahmed Yuusuf Xeef oo loo yaqaanno timacadde degenna waddanka Denmark ayaa aqoonsigan isaga ah iska leh kuna deeqay si madmadow ga, dafiraadi waa halkeede, uu uga saaro waxay SNM-tu billowgii halganka iyo badhtankiisiiba aaminsanayd

 
U.S. Supreme Court to Hear Case against Former Somali Minister of Defense One Month from Today

The case pending before the Supreme Court, Samantar v. Yousuf, brings claims against Somali General Mohamed Ali Samantar for torture, rape, and mass executions committed against the civilian population of Somalia during the 1980s. Argument is scheduled for March 3, 2010

 
Hadii Xukumada Somaliland U Ogaalatay Idaacado Shisheye Inay Ka Hawl Galaan Gudaha Dalka, iyaba.....

Hadii Alshabab Tidhi Ama Xarakatul Mujahidin Shabab Noogu Yeedha Ama Na Daaya', Somaliland Miyey Odhan kari Wayday Noogu Yeedha Jamhuuriayda Somaliland oo naga daaya Iskku Magacowday iyo Maamuulka Somalilnad hadii Kale Wadanka Nooga Baxa. Yaa Laga Sugaya Go'aanka Uu Hiilinaya Magaca Somaliland

 
Xuska Sannad Guurada 37aad ee ka soo wareegtay Geerida Marxuum Cabdillahi Suldaan Timacadde

Maamulka Shabakadda Wararka ee Timacadde News Network TNN, www.Timacadenews.com  , Wuxuu kugu martiqaadayaa ka soo qayb galka Munaasibad lagu xusayo Sanadguuradii 37aad ee ka soo wareegtay geeridii  Halyeygii Timacadde

 
Xisbiga UCID oo u kala qaybsamay kooxo Siyaasad ahaan aad kula fog.

Mudo dheer marka aad maqasho  magaca  Xisbiga UCID,waxaa markiiba maskaxdaada ku soo dhici jiray,shaqsiyaad  gaar ah amase qaar ka mid aasaasayaashii Xisbiga  UCID,sidoo kale waxaa kugu soo dhici jiray erayo siyaasadeed oo iska soo horjeeda,qurba joognimo iwm

 
A Letter I Handed Over The UK and Common Wealth Foreign Secretary David Miliband

I recently had a chance to meet with the foriegn and common wealth secretary of united Kingdom David Miliband while he was attending an international conference organized by the help  disaster of Haiti in Coventry City

 
Musharaxa madaxweyne ku xigeenka xisbiga UCID, Oo la Kulmi doona Jaaliyada Somaliland ee Holand

Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan taageerayaasha xisbiga Ucid iyo dhammaan shacabka reer Soomaaliland ee ku dhaqan dalka Holland in ay inagu soo fool leeyihiin Wefti balaadhan oo uu hogaaminayo musharaxa madaxweyne ku xigeenka xisbiga UCID

 
MUHA DAAHIR BILAD QARAN AYEEY U QALANTAA. Qalinkii Ismail M Gadiid

Marwo Muha Dahir waxey u qalantaa bilad Qaran, oo ay ku mutesatey dedaalka, geesinimada iyo xirfada/xikmada ay ku jebisey deyrar fara badan oo inta badan ku adkaatey dhigeed iyo dheeraadba, waxaan qormadan kooban u hibeynayaa uguna  hanbalyeeynayaa

 
A California Reckoning in a Case of Abuses Abroad

The three refugees from Somalia came to the Bay Area several years ago to escape the violence of their homeland, to put the terror behind them. But they were shocked to learn in 2002 that a former Somali official they believed responsible

 
INTA RUUX WAX GAADHSIIN KARAA WEY GUN DHOWDAHEY

Afku wuu I hud-hudayaa hadal buu ileeyahey, gacantuna u holatey iney qalinka hiigsato, ka dib markaan ka halacsadey geeska.net ganey iyo hadraawi  (ALLAH ayaa ina lehe HADRAAWOOW maxaanu ku boobney) kolkaad suugaan irmaan ku booba nagu anqariseen 26 sanno ayaa laga joogaa

 
Leg Ninkii Siiyey Dishaa Liidda Doqoneede

Midna waxaa odhan lahaa Shacabk weynaha Somaliland marka Regime ina Riyaale leeyihiin Muj Silanyo ayaa Federal doon ah, taa macneheedu waxa weeyeen ineynu nahay dad maskaxdooda wax kasta lagu shuban karo ama laga dhaadhicin karo

 
Voice of America (V.O.A )Waa Cadawga Kowaad Ee Somaliland

Muhiimadda  warbaahintu ay leedahay waxaa lagu masaalaa inay tahay  awooda afraad ee uu qaran ku dhisan yahay sida ; fullinta , Xeer-dajinta iyo Garsoorka ,  warbaahinta  waa hubka labaad ee uu qaran adeegsaddo

 
Taariikh Nololeedkii Marxuum Wariye Xariir Faarax Ducaale

Waxa Tacsi u Diraya Ehelka iyo Qaraabada iyo Dhamaan umada reer Somaliland ee uu ka baxay Marxuum Xariir Faarax Ducaale Shabakada Halganews iyo dhamaan Madaxda Hay’adaha Warbaahinta iyo Suxufiyiinta reer Somaliland

 
Tahniyad Meher: Khadar Baaruud Cumar & Nimco Daahir Cige

Shabakadda Halganews iyo Maamulka iyo Shaqaalaha Shirkada AFRICA ON-LINE iyo dad kale oo aad u tira badani waxay tahniyad kal iyo laab ah u dirayaa Khadar Baaruud Cumar iyo Nimco Daahir Cige oo meherkoodu ka dhacay magaalda Hargeisa. 

 
Ayaa ka danbeeyay shirqoolkii qabashada mujaahid qarxiye iyo welwel ku dhashay dadka u dhashay awdal

Waxaa sida wararka laga sheegay shalay galabtii lagu gaaday mujaahid qarxiye isagoo fadhiya meel ka mid ah dabakaayooyinka lagu shaaho halkaas oo lagu qabtay kadibna loo taxaabay jeelka madheerada isagoo la mariyay wadada qarfaha ah ee garab marta alaybaday

 
Libaaxu Muuska Ma Cunaa?

Libaax ku jiray xerada xayawaanka Hindiya ayaa ku gaajooday oo la siin waayay hilib ku filan. Wuxu Alle baryay in uu mar uun ka baxo dhulkiisan uu ku gaajaysan yahay oo uu tago waddan uu ku dhergo

 
Hambalyo Meher: Khadar Baaruud Cumar iyo Nimco Daahir Cige

Dhammaan ardeydii reer Faarax Oomaar, dhammaan ardeyda ka baxday jaamacadda Hargeysa, dhammaan aqoonyahannada, waxgaradka iyo dhammaan dhallinyaradana xaga hoose ku qorani ee kala ah

 
What is going on the House of Elders is it Disagreement or Disgrace?

The Somaliland constitution was set out the main principle of consultation and compromise when it comes to the difficult issue and respect of the independence of the three branch of the State. Each of them guards the sovereignty of the state and continuity of the task of the nation with according the rules and regulation laid down to them

 
Hambalyo Meher Khadar Barud iyo Nimo Dahir Cige

Dhamaan dadkani waxay hambalyo u dirayaan Khadar Baaruud Cumar & Nimco Daahir Cige oo meherkoodu ka dhacay magaalda Hargeisa

 
Maxaan Awdal iyo Salal u dooran Karin Rayaale?

Shaqsi waloo xil u haya dadweynaha waxaa xaq loogu leeyahay in lala xisaabtamo. Xaqiiqadaasi maaha mid looga bartay Awdal iyo Salal, waana arinta salka u ah jahawareerka siyaasadeed ee ku habsaday Gadabuursi taniyo 1991

 
Baaq Ku Socota Dhalinta iyo Dadka Reer Somaliland

Hadii aanu nahay dhalinta reer somaliland ee waxa ka barata Minnesota waxaanu aad iyo aad uga xunahay dadkii axmaqa ahaa ee isku dayday in hed aanu rabi goyn ay gooyaan oo aay isku dayaan in aay dilaan sheekh ama caalin Adan Xaaji mahamuud oo runtii ah sheekh karaamo iyo cisi iyo sharaf eebaha weyni ugu deeqay

 
Muxuu pension u qaadan waayay?

Waxa uu ahaa raad-barad. Waxayna ku beegnayd dabayaaqadii Siddeetamaadkii, markii Mooge iyo qoyskiisu soo galeen Yurub iyagoo ka soo qaxay dagaaladii qadhaadhaa ee wakhtigaa socday. Qoyska Mooge waxa uu ka mid ahaa qoysaskii ugu horeeyay ee Soomaaliyeed ee soo gala wadankan iyagoo magangalyo doona

 
Ogaysiis: Baroordiiqda Ambassador Maxamuud Saalax Nuur Fagadhe

Urur jaaliyadeedka West London Somaliland Community,wuxu dadwaynaha reer Somaliland ee dagan magaalada London ogaysiinaya in ururku qaban-qaabinayo munaasibad loogu baroordiiqayo oo lagu xusayo, eebe naxariistiisii jano haka waraabiye, taariikhdii marxuum Ambassador Maxamuud Saalax Nuur (Fagadhe)

 
Halkuu Biyo Dhigan Doona Muranka Dhexyaala Guurtidu?

Sida Ayna Madexweyne Ku Xigeenka Somaliland Ugu Banaanayn In Uu Kala Diro Golaha Wasiirada Madexweynahoo Maqan, Ayey Xaaran Uga Tahay Ku Simaha Golaha Guurtidu In uu Wax Ka Badal ku Sameeyo Golaha Joogtada Ee Guurtida

 
Marxuum Maxamuud Saalax Nuur (Fagadhe) Wuxuu Ahaa Siyaasi ka Koray Dharabta Beesha

Marxuum Fagadhe, wuxuu ka mid ahaa faro-ku-tiriska ku dadaalay horrumarinta bulsho waynta Somaliland amma Soomaaliyeedba iyo horumarinta xorriyaadka muwaadiniinta, taas oo ka soo jeeda muddada dheer ee uu ku jiray halganka

 
Gudiga Doorashada: Waa Waajib Qaran in La is barbar Taago lagana ilaaliyo Turrunturrooyinka

Tan iyo maalintii uu Baarlamaanka Somaliland codka aqlabiyada ah ku ansixiyay Xubnaha Gudiga Doorshayooyinka Qaranka ee Somaliland taariikhdu markay ahayd  24kii bishii Oktoobar ee sanadkii  2009 ayaa waxaa si cad u muuqata in ay Gudigaasi ay talaabooyin aad u heer sarreeya oo lagu diirsaday ay ku dhaqaaqeen mudada gaaban ee ay xilka hayeen

 
Yaa ka Masuul ah Dhibaatooyinka Haysta Darbi Jiifka Somaliland?

Sidaynu wada ognahay dhibaatada haysata darbi jiifka s/land marka aad eegto gaar ahaan magaalada hargaysa ama aad indho indhayso waxad ku arkaysaa dhalinyaro da,doodu udhaxayso 6-sano ilaa 20-sano oo wadaayinka iyo darbiyada Hargaysa Xabag la taagan, taasi oo maalinba maalnta ka dambaysa isa soo taraysa

 
Ogaysiis

dadwaynaha somaliland ee ku nool wadanka Finland, in maalinta ay bishu tahay 9.1.2010 ee sabtida ah, uu ka dhicidoono shir balaadhan caasimada Finland ee Helsinki gaarahaan xaafadda kontula

 
Hambalyo Meher

Dhaman dadkaas oo dalka dibadiisa iyo gudihiisaba kala jooga waxay hambalyo iyo boogaadin meher u dirayaan, Amaal Mohamed Hassan iyo  Ahmed Yusuf Guuleed oo meherkoodu ka dhacay dhawaan magalada Hargeisa

 
  @copyright (C) 2003 - 2009 Halganews